Calendar

Shaqo ka Banaan www.Bartamaha.com (Looking for Freelance Journalist)

job opening

SOOMAALI

Waxaan raadinaynaa weriyeyaal Soomaali ah oo soo qora wararka Af Soomaaliga iyo/ama Af Ingriiska, Goobaha aan weriyeyaasha ka raadinayno ayaa kala ah Muqdisho,Garoowe ama Boosaaso,Kismaayo, dalalka Maraykanka iyo Yurub.

Waxaan u doonaynaa booskaan Weriye howlkar ah, dadaal badan jecelna shaqadiisa, Weriyuhu waa inuu yaqaan sida wararka loogu qoro Soomaali ama Ingriis,  xirfad dheerna u leeyahay isticmaalka WordPress.

Fadlan CV-gaa iyo halka lagaala soo xiriiri karo waxaad noogu soo dirtaa [email protected]

ENGLISH

Bartamaha Media is looking for a Somali native  and Non-Somali multimedia journalist (freelance in Mogadishu, Boosaaso,Kismayo, USA/Europe and Nairobi)   We are looking for applicants who are committed, passionate and interested in learning more about the production of online news and videos – from news selection and news writing.

Requirements:

- Native Somali or Non-Somali

- Can write Somali or/and English

- Knows how to use WordPress

- Approx. 2 years work experience in a journalistic function (possible news, radio or television) .

- Excellent expression (written) .

- Working and able to work independently .

- Knowledge of new media

- Enthusiasm for the medium of the Internet

Send your CV’s to [email protected]

Comments

comments

About Chief Editor

Abdirizak Yonis is a senior chief editor at Bartamaha Media (a SMO "Somali Multimedia Organisation" Company), where he oversees the Bartamaha News outlet. Abdirizak was previously the National news editor of Bartamaha dot com. He has written for the site since the late 2012
Category : ADVERTISEMENTS.
« »

Comment: