Tag Archives: beledxaawo

Shabaab oo Xalay ka Baxay Beledxaawo Kadib Markii Ciidamo Ethiopian ay Kaabiga u soo Fariisteen

Beledxaawo (RBC) Wararka ka imaanaya degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in xiisad colaadeed ay ka taagan tahay gudaha degmadaasi kadib markii deegaanka Suufka oo u dhexeeya magaalooyinka Doolow iyo Beledxaawo ay soo fariisteen ciidamo farabadan oo Ethiopian ah. … read more »

Posted in Featured, Wararka Maanta | Tagged , , | Leave a comment