Calendar

VIDEO: Carruurtaan Siday u Ciyaarayaan ayaa kaa yaabin doona

kidsDhibaatooyinka adduunka ka jira todobaadkan ka jira ayaan marnaba la qiyaasi karin laakiin waxaan rajaynaynaa inaad muuqaalkan maskaxda ku dajiso in xoogaa ah.

Muuqaalkan ayaa nooga imaanaya daka Uganda, Carruurtan ayaa waxay ku dheelayaan heesta “Jambole” ee  fanaanka reer Uganda Eddy Kenzo.

Kenzo ayaa heestiisa kale ee lagu magacaabo “Sitya Loss”  ee adduunka caanka ka noqotay waxaa iyadana ku jira oo ku ciyaaraya isla carruurtan.

Comments

comments

About Chief Editor

Abdirizak Yonis is a senior chief editor at Bartamaha Media (a SMO "Somali Multimedia Organisation" Company), where he oversees the Bartamaha News outlet. Abdirizak was previously the National news editor of Bartamaha dot com. He has written for the site since the late 2012
Category : VIDEOS.
« »

Comment: