Calendar

Madaxweyne xadaya Qalin isagoo loo jeedo (VIDEO)

CzechMadaxweynaha dalka Czech Vaclav Klaus oo la kulmayay Madaxweynaha Chile Sebastian Pinera, ayaa waxaa dhacday in Madaxweyne Vaclav uu ka helay qalinkii hortiisa yaalay laakiin sida uu u xaday ayaa ah mid cajiib ah.

Daawo Xaditaankii Qalin ee Adduunka ugu habaysnaa.. Waxaan oran karnaa Khatar baa tahay Madaxweyne.

Comments

comments

Category : VIDEOS.
« »

Comment: