Calendar

Madaxweyne Xusni Mubaarak oo diiday inuu dego Xoogii maamulkana ku wareejiyey Ku xigeenkiisa

Weli waxay mudaraahdyo soo xoog badanayaa ka socdaan Caasimada Wadanka Masar oo mudo Afar wiig ku dhow lagu mudaharaadaayey Maamulka Madaxweyne Xusni Mubaarak oo wadan ka soo Xukumayey in ku dhow Sodon sano wuxuu marayaa Dhowr iyo sideedan jir wuxuu dhulka la galay dhaqaalihii iyo horusocodkee wadanka isagoo ay dadku ku eedaynayaa in uu jeebka ku shubto lacagaha wadanka soo gala waxban aanu ugu qaban wadanka taasi waxay.

protest-in-egyptAbuurtay in mudo afar wiig ku dhoow dhoow ay dadku dhoobnaayeen fagaaraha Xoriyada iyagoo ku dhawaaqaya isbedel deg deg  ah in uu sameeyo Mubaarka wadanka uu si nabad ah uga bax waa isku dayey in uu Mubaarka dejiyo dadka wada hadala la yeelsho dadka ka danbeeya mudaharaadka lakiin mara heshiish ma gaarin wuxuu ku dhawaaqay maanta in aanu xilkiisa dhigayan lakiin uu quwadiisa madaxweyne ku wareejinayo madax weyne ku xigeen kii uu magcaabay markay sheekadan isabadalku bilaabatay, wuxuuna dadka ugu baaqay in ay guryahoodii iyo shaqooyinkoodii ku noqdaan uuna isabadalweyn ku samayan doono maamulkiisa. Daawo

Comments

comments

About Editor

Abdullahi Mu'min is the Editor in Chief of www.Bartamaha.com and a Contributor to Wargelin Show. Mu'min is a Young and talented Somali Journalist.
Category : VIDEOS, Wararka Maanta, World News.
« »

Comment: