Calendar

Wargelin (11/28/2009) Sii Dayn, Knaan, Obama oo shimbir cafis u fidiyay, Cir Daloole & Siyaado

wargelin 1128small

Todobaadkan waxaa barnaamijka Wargelin ku jira:

Wariyayaal u dhashay wadanka Kanada iyo Australiya oo la sii daayaay15 bilood kadib markii la afduubtay, Fanaanka weyn ee Soomaalida Kaynaan oo Soomaalida guul usoo hooyay, madaxweynaha Maraykanka Obaama oo shimbir cafis u fidiyay, Sheeko loogu talo galay carruurta oo lagu magacaabo “Cir Dalooloow”, heesta ciida, iyo qeybo kale oo fara badan.

Todobaadkan oo ku aadanaa ciidda Carrafo ayaa waxaa barnaamijkaan wax kasoo diyaariyay Maxamed Wiilwaal, C/raxmaan Mukhtaar, C/naasir Fanax iyo soo saaraha guud ee Barnaamijka WArgelin CAbdisalaam Caato.

Daawo:

Comments

comments

Category : The Story, Wargelin Show.
« »

Comment: