Calendar

Wixii uurkaaga ku jira ayaa afkaagu kaa xadaa: Daawo khaladaadka ay madaxdu galaan (VIDEO)

bushSiyaasiyiinta markay TVyada ka hadlayaan ayaa waxaa dhacda inay ereyada qaarkood isku khaldaan oo iyagoo doonaya inay erey fiican yiraahdaan ayaa waxaa afkooda kasoo baxa waxa uurkooda ku jira taasoo marmarka qaarkood noqon karta erey aad u xun.

Daawo 10 ka mid khaladaadka ugu weyn ee soo mara taariikhda TVga.

Comments

comments

Category : VIDEOS, Wararka Maanta.
« »

Comment: