Daily Archives: March 8, 2015

Madaxweyne Xasan SH oo soo dhaweeyey tallaabadii Maraykanku Liiska argagixisada uga saaray Sakariye Ismaaciil Xirsi

Muqdisho(Bartamaha) Madaxweynaha dawladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhaweeyey go’aanka ay dawladda Mareykanku Liiska Argagixisada uga saartay Sakariye Ismaaciil Xirsi oo ahaa madaxii Sirdoonka kooxda Al-shabaab. Sarakiye Ismaaciil Xirsi ayaa dhawaan go’aansaday inuu isku soo dhiibo dowladda federaalka Soomaaliya,wixii … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Madaxweyne Xasan SH oo u hambalyeeyey haweenka Soomaaliyeed

Muqdisho(Bartamaha) Munaasabadda ballaaran oo lagu xusayey maalinta haweenka adduunka ee 8-da Maarso oo ay ka qaybgaleen madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya,wasiiro,Xildhibaano iyo ururka haweenka qaranka Soomaaliyeed ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya. Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya oo hadal … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

DF oo sheegtay in ardayda Soomaaliyeed ay sanadkan u fariisanayaan Imtixaan Midaysan

Muqdisho(Bartamaha)  Wasiir ku xigeenka wasaaradda  Waxbarashada iyo tacliinta sare ee dowladda federaalka Soomaaliya Xaamud Cali Xasan  ayaa sheegtay in sanadkan guud ahaan ardayda Soomaaliyeed ay u fariisan doonaan Imtixaan midaysan 25 sano kadib. Xaamud Cali Xasan Wasiir ku xigeenka Waxbarashada … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Muqdisho oo laga xusayo Maalinta Haweenka ee 8-da Maarso

Muqdisho(Bartamaha) Canab Xasan Cilmi Gudoomiye ku xigeenka ururka haweenka qaranka Soomaaliyeed ayaa sheegtay iney maanta magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ku qabanayaan munaasabado lagu xusayo maalinta haweenka adduunka ee 8-da Maarso. Gudoomiye ku xigeenka ururka haweenka qaranka Soomaaliyeed Canab Xasan … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

RW Sharmaarke oo ballan qaaday bixinta qarashka ku baxaya shirka dhismaha maamulka gobolada dhexe

Dhuusamareeb(Bartamaha) R/wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo ku sugan degmada Dhusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud ayaa sheegay in dowladda federaalka Soomaaliyeed ay qaadanayso masuuliyadda qabashada shirka maamul u samaynta gobolada dhexe ee dalka. R/wasaare Cumar Cabdirashiid cali … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment