Daily Archives: March 3, 2015

Madaxweyne Gaas oo si diiran loogu soo dhaweeyey Kismaayo (Sawirro)

Kismaayo (Bartamaha) Madaxweynaha Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas iyo wafti ballaaran oo uu hogaaminayo oo gaaray magaalada Kismaayo ayaa waxaa si diiran halkaa ugu soo dhaweeyey masuuliyiinta sar sare ee maamulka Jubbaland. Madaxweyne C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa garoonka … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Wasiirkii Warshadaha Soomaaliland oo iscasilay

Hargeysa(Bartamaha) Abiib Diiriye Nuur Timacadde Wasiirkii warshadaha maamulka Soomaaliland ayaa iska casilay xilkii wasaaradda Warshadaha ee Maamulka Soomaaliland. Wararka laga helayo magaalada Hargeysa ee caasimadda maamulka Soomaaliland ayaa sheegaya in wasiir Abiib Diiriye Nuur uu waraaqdiisa istiqaalada u gudbiyey madaxweyne … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Guriceel: Wasiirka difaaca Soomaaliya oo la kulmay masuuliyiinta ahlu sunna

Guriceel(Bartamaha) Wasiirka Gaashaandhigga xukuumadda federaalka Soomaaliya C/qaadir SH Cali Diini oo shalay gaaray magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud ee bartamaha dalka Soomaaliya ayaa wadahadallo halkaa kula yeeshay masuuliyiinta Ahlu Sunna ee ku sugan Guriceel. C/qaadir SH Cali Diini Wasiirka Gaashaandhigga … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Ciidanka AMISOM oo deeq gaarsiiyey Cisbitaalka Banaadir

Muqdisho(Bartamaha) Ciidanka nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM ayaa maanta deeq ka kooban raashin gaarsiiyay Bukaanada ku jira Cisbitaanka Hooyada iyo Dhallaanka ee Banaadir ee magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya. Taliyaha qaybta 3-aad ee ciidamada Booliska AMISOM oo warbaahinta kula … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Qarax Miino oo maanta Muqdisho lagula eegtay ciidanka dowladda

Muqdisho(Bartamaha) Qarax Miino ayaa maanta magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya lagula eegtay gaari ay wateen ciidan ka tirsan kuwa nabad sugidda dowladda Soomaaliya. Qaraxa oo ahaa miinada dhulka lagu aaso ee meelaha fog fog laga hago ayaa waxaa lala beegsaday … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Gudoomiyaha degmada Shibis oo sheegay in dhalinta degmadu ay amniga ka gacan siiyaan

Muqdisho(Bartamaha) Gudoomiyaha maamulka degmada Shibis ee gobolka Banaadir ayaa sheegay inuu xiriir wanaagsan ka dhexeeyo dhalinyarada degmada ku dhaqan iyo maamulka degmada Shibis ee magaalada Muqdisho Gudoomiye C/fataax Cali Nuur ayaa tilmaamay in maamulkiisu uu ku dadaalay sidii loo wanaajin … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Madaxweynaha Puntland oo kusii jeeda Kismaayo

Garoowe(Bartamaha) Madaxweynaha maamulka Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas iyo wafti ballaaran oo uu hogaaminayo ayaa maanta lagu wadaa inuu u ambabaxo magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubbaland. Garoonka diyaaradaha magaalada Garoowe ayaa waxaa ka socota diyaar garowga safarka madaxweynaha Puntland … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

FBI-da Maraykanka oo sheegtay in nin ay mudo ku raadjoogtay uu u xiran yahay dowladda Soomaaliya

Washington (Bartamaha) Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay in nin ay mudo badan doon dooneysay uu u xiran yahay dowladda federaalka Soomaaliya,saraakiil Maraykan ah ayaa sheegay in Liibaan Xaaji Maxamed oo 29 jir ah uu ku jiro xabsi ay maamusho dowladda federaalka … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Somali-American on FBI watch list detained in Somalia -source

Reuters — A former Washington-area taxi driver who was on the FBI’s “Most Wanted Terrorists” list has been detained and is in the custody of the Somali government, a U.S. government source said on Monday. The FBI in said in … read more »

Posted in Diaspora, Featured, Latest Somali News | Tagged , , FBI, , Liban Haji Mohamed, , , , | Leave a comment

Why Kenya-Somalia border wall is not the answer

It is my considered opinion therefore that the ultimate solution to the Somalia problem is in helping restore order in this great nation. Though some have been opposed to the continued presence of Kenyan troops in Somalia, as long as the soldiers restrict themselves to fulfilling their mandate of helping the Somali government restore peace, they have my full support. read more »

Posted in Featured, Opinion | Tagged Al Shabab, Border, , Kenya-Somalia border, Opinions | Leave a comment

New Alberta-wide Somali TV show will connect community

Edmonton Journal – EDMONTON – People in Alberta’s Somali community will hear their own stories in their own voices on a Somali-language television news program airing Sundays, says the show’s host.The half-hour Omni television show, called Somalis in Alberta, started in … read more »

Posted in Canada | Tagged Alberta, , , , | Leave a comment

Security tightened in Kenya as militants threaten attacks on parliament

The Star – Police are on high alert following reports of a possible terror attack on Parliament. Security has been heightened at all key government installations, said acting IG Samuel Arachi. “We have deployed both static and mobile teams,” he said. … read more »

Posted in Featured, KENYA | Tagged Al Shabab, , Kenya Parliament, | Leave a comment

Wadahadalka Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladda Somaliland ee Istanbul oo furmi waayay

Istanbul, Turkey (03 March 2015) – Iyada oo laga ambaqaadayo geeddi socodka wadahadalka u dhexeeya Dowladda Federaalka ee Soomaaliya si looga dhabeeyo himilada shacabka Soomaaliyeed, lagana shidaal qaadanayo heshiiskii ay Madaxweynayaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Twin Cities Somalis Say They’re Unfairly Affected By Anti-Terror Efforts

MINNEAPOLIS (WCCO) — Some local immigrants say they, and their families, are being unfairly affected by an anti-terrorism effort.Most banks that have helped east African immigrants wire money home are no longer doing that.  Some are afraid the money could … read more »

Posted in Featured, Minnesota, VIDEOS | Tagged , , , Remittence, Somali-American, | Leave a comment