Author Archives: shakra

Dagaalo Aad Culus oo Ka dhacay Degmada Boondheere iyo Saraakiisha Dowaldda Oo Guul sheegtay

Boondheere/Bartamaha:Dagaalo aad u culus ayaa Saakay ka dahcay Qeybo ka mid ah Xaafado ka tirsan Degmada Boondhere Ee Magaalada Mugadisho, Dagaaladani ayaa waxaa u dhaxeeyay Dowladda FKMG Soomaaliya iyo Ciidamada AMISOM oo dowladda ku cawinayay Madaafiic xoogan iyo Kooxda AL-Shabaab … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Baarlamaanka o Kulan Aan caadi Aheyn ku Qadanaya Maanta Xarunta Golaha Shacabka (Warbixin)

Mugadisho/Bartamaha:Baarlamaanka Soomaaliya ayaa kulan xasaasi Barqadaan  ku leh Xarunta Golaha Shacabka Soomaaliyeed, iyadoo kulankan uu yahay mid ka duwan kulamadii hore ay yeelanayeen Xildhibaanada, xilli uu muuqdo khilaaf xoog leh oo u dhaxayso Madaxda ugu sarayso Dowladda FKMG Soomaaliya. Ajandaha … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Xildhiban Qan Yare Afrax Oo Sheegay Inuu Isu Soo Sharraxayo Madaxtinimada Soomaaliya isagoona Baaq U jeediyay Madaxweyne Sheekh Shariif

Nairobi/Bartamaha:Xildhibaan Maxamed Qan-yare Afrax oo ka mid ahaa Hoggaamiye Kooxeedyadii dalkan soo maray haatan ah Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka

Posted in Wararka Maanta | Comments Off

Deg Deg:Max’ed Cumar Xabeeb (Max’ed.Dheere) oo xabsiga laga sii daayay

Mugadisho/Bartamaha:Warar goor dhaw naga soo gaaray  Maxkamada gobolka  Banaadir ee dowladda KMG Soomaaliya ayaaa tibaaxaya in Xabsiga laga sii daayay gudoomiyihii hore ee gobolka Banaadir Max’ed Cumar Xabeeb Max’ed Dheere. Wararka ayaa intaasi ku daraya in Max’ed Cumar Xabeeb Max’ed … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

First migrant boat from Libya nears Italian shores

LAMPEDUSA, Italy — A stricken boat carrying some 350 African migrants from Libya neared Italian shores Saturday, the first such vessel to reach Europe since the start of the uprising against Moamer Kadhafi. An Ethiopian woman gave birth on the … read more »

Posted in Latest Somali News | Leave a comment

Norwegian citizen killed in Somalia, battle for al Shabaab

Mogadishu: Norwegian government Sources confirmed for the first time that Norwegian citizen has been killed in the battle for al Shabab rebel group in Somalia’s war ravaged country. Also Somali intelligent agent in Mogadishu told RBC Radio they have received … read more »

Posted in Latest Somali News | Leave a comment

SOMALIA: Burundi and Uganda to deploy extra 4,000 troops in Somalia

Mogadishu :Burundi and Uganda, the sole countries contributing troops in Somalia capital said on Saturday they have dedicated to send extra 4,000 troops to Somalia. The defense chiefs of the two countries said a statement after they visited last week … read more »

Posted in Latest Somali News | Leave a comment

Xildhibaan Buraale” Beesha Caalamka ayaa Dhiira galiso Burcad Badeedda, Hadii Ee daacad Tahay Mee Taageerto Dowladda FKMG?”

Mugadisho/Bartamaha:Xildhibaan Buraale oo ka tirsan baarlamaanka dowladda KMG ayaa ku eedeeyay Beesha caalamka inay iyaguba mas’uul ka yihiin dhibaatooyinka burcad badeednimada Xeebaha Soomaaliya ka jirto. Waxuu Xildhibaanka qiray inay kaalin wayn ka qaataan Beesha Caalmaka Burcadeeda sii kordhaysa isagoo ku … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Dowladaha Uganda iyo Burindi oo Balan qaaday in afar Kun Asakri usoo diri doonaan Mugadisho

Bartamaha:Kadib markii Saraakiil ka tirsan  Midowga Afrika ay booqasho ku yimaadeen Magaalaad Muagadisho ayee isku raaceen Saraakisha Dowladda  FKMG in Cidamo kale oo Dheeraad ah oo ka Socda Wadamada Burindi iyo Uganda lagu soo biiriyo Ciidamda haatan nabad ilaalinta u … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Xoghayaha guud ee Maamulka Gobolka Banaadir “Meleeshiyaadka Shabaab Shacabka ayee Ku Gowracaan Suuqa Bakaaraha”

Mugadisho/Bartamaha:C/kaafi Hilowle Cusmaan oo ah Xoghayaha guud ee Maamulka Gobolka Banaadir ayaa sheegay in Suuqa Baakaraha ay noqotay Goob dadka  Lagu Qalo isagoo sheegay in xaaladaaasi uu haatan madaxa la galay Suuqa Weyn Ee dadka ka quud raasadaan. Xoghayaha guud … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Maqaal: Hadal heynta Heesaha Gaarsiiya iyo Garaadlaay

Qiimaha fanka Soomaaliga ayaa waxa uu kamid yahay dhidibada amaba aasaaska luuqadeena hodanka ah ee afka Soomaaliga ee looga hadlo geeska Afrika taasi oo lagu tilmaamo luuqadii fanka iyo fanaanka amaba luuqadii maansada iyo gabayada abwaanka. Waxaa waayadan boggaga isku … read more »

Posted in Maqaallo / Articles, Wararka Maanta | Leave a comment

Maamulka Gobolka Benaadir oo Amaro Cusub kusoo Rogay Ganacsatada

Mugadisho/Bartamaha:Saraakiisha Dowladda FKMG Soomaaliya Ee Gobolka Benaadir ayaa maanta soo saaray amaro ku aadand hanka Salaadda kadib kulan ay Maanta Magaalada Mugadisho ku qaateen Maaumulka Dowladda, Wasiirka Cadaalada iyo Garsoorka Xukuumada KMG, Ganacsatada iyo Imaamayada Masaajiydayada xarumha ay Dowladda ka … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Sheekh Max’ed Xuseen Al-qaadi “Saamayn Naguma yeelan cuno qabateeynkii Ee Al-Shaab Saareen Qaar ka mid ah Degmooyinka Gobolka Gedo”

Belad Xaawo/Bartamaha:Kadib markii maalmihii lasoo dhaafay Kaaxda Al-Shabaab ay Cuno qubateyn saareen Degmooyinka Beladxaawo, Luuq iyo degmada Ceel-waaq ee gobolka Gedo ayaa haddana waxaa ka jawaabay Saraakiisha ugu sarayso Culumda Ahlusunna Waljameeca oo sheegayn in Dwoaldda aysan saamayn cuno qabateeynka ay … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Faah-faahin: Qasaarihii ka dhashay Dagalaadii Xalay Mugadisho ka dhacay Oo Sii Kordhaya

Mugadishu/Bartamaha: Kadib Dagaalo Xoogan oo Xalay ka dhacay Qeybo ka mid ah Magaalada Mugadisho, iyadoo Dagaaladaani ay dhaxmareen Ciidamada dowladda KMG Soomaaliya oo garab ka helaya Ciidmada AMSIOM oo ku caawinayay Madaafiic ay ku kaalmaynayeen Goobaha dagaalka ka dhacayay iyo … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Wasirka Ku xigeenka Xukuumadda Dowladda FKMG Oo Sheegay in Baarlamaanka ay dooran doonaan Madaxweyanaha iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka

Mugadisho:Wasirka Ku xigeenka Xukuumadda Dowladda FKMG Soomaalaiya C/rashiid Max’ed Xidig  ayaa sheegay in doorashada ay dhici doonto islamarkaana ay Baarlamaanka dooran doonaan Musharaxiiinta. C/rashiid Max’ed  Xidig  oo ah Wasiir ku xigeenka arimaha, bulshada, shaqada, shaqaalaha dhalinyarada iyo Isboortiga ee Xukuumadda … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

War saxaafadeeda kasoo baxay Xafiiska Madaxweynaha Dowladda KMG Soomaaliya

(Muqdisho, Soomaaliya,War-saxaafadeed kasoo baxay xafiiska Madaxweeynaha JS.maanta oo ay taarikhdu tahay 24/03/2011) Madaxweynaha jamhuuriyadda. isagoo tixraacaya: War-saxaafadeedkii Gudoomiyaha Baarlamaanka KMG ah JS ee 19/03/2011, waxaan dib u akhriyay qodobada:40,41,42 iyo 43 ee Axdiga KMG ah iyo qodobada: 70,72 & 75 … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Coalition airstrikes enter 6th day as critics question effort’s future

Tripoli, Libya – Coalition forces hit Libya for a sixth day early Thursday amid questions over the future of the international involvement in the effort to halt civilian attacks by the nation’s forces. So far, the coalition has crippled the … read more »

Posted in Latest Somali News | Leave a comment

Muhiimadeena waa in aan Ku Guuleysanaa Koobabka Scudetto iyo Uefa Champions League”

Bartamaha/Sports: Xidigga qadka dhexe ugu Ciyaaro Kooxda Inter Ee Thiago Motta ayaa sheegay in Inter ay ku dadaalayso inay hanato Koobka Horyaalka Talyaaniga Ee Scudetto iyo Koobka Uefa Champons League. “Waxii ka dhacay Garoonka Allianz Arena Kulankii Uefa Champons League … read more »

Posted in Sports, Wararka Maanta | Leave a comment

Nigeria urges firmer UN stance on Ivory Coast

ABUJA – Nigerian President Goodluck Jonathan urged the United Nations on Wednesday to take more decisive action to end a political crisis in Ivory Coast, saying instability posed a threat to West Africa’s security. Meanwhile, Angola said its position was … read more »

Posted in Latest Somali News | Leave a comment

Anti-vaccine doctor meets with Somalis

Dr. Andrew Wakefield, a controversial British doctor whose research purported to link vaccines to autism, met privately with a gathering of Somali parents in Minneapolis on Wednesday night. Wakefield, who arrived amid the city’s first measles outbreak in years, declined … read more »

Posted in Latest Somali News | Leave a comment