Author Archives: shakra

Dagaalkii ugu danbeeyay oo dhaxmari doono Manchester United Vs Chelsea oo lagu go’aami doono hanashada Horyaalka Premiership-ka (Warbixin Dheer)

( Qalinkii Rakuuba) Kulanka Derby-ga Ee Dhex mari doono Maalnta Axadda Nadiyada ku loolamaya Hanshada Horyaalka Premiershipka Ee Manchester United iyo Chelsea ayaa ah mid Indhaha Caalamka oo dhan lagu wada hayo waxuuna kulankani noqon doonaa mid natiijadiisa ku xiran Naadiga … read more »

Posted in Sports, Wararka Maanta | Leave a comment

Kenya warns Somalia al-Shabaab militia as tension high at border

Mandera::The Kenyan government has issued a stern warning to Somalia militant group, al-Shabaab, saying any provocation will be met with the full force of the law. Internal Security Permanent Secretary Francis Kimemia said on Thursday that more security officers have … read more »

Posted in Latest Somali News | Leave a comment

Ex-Somali PM Samantar to be questioned in US lawsuit

A judge in the US state of Virginia has ruled that an ex-Somali prime minister can be questioned under oath over allegations of abuses and war crimes. Mahamed Ali Samantar, who was Somalia’s defence minister and prime minister in the … read more »

Posted in Latest Somali News | 1 Comment

Maamulka Ahlu Sunna Weljameeca Ee degmada Caabud Waaq oo dib u fasaxay dugsiyadii la xiray

Caabud Waaq/Bartamaha:Maamulka Ahlu Sunna Welajameeca ayaa dib u fasaxay dugisiyada barashada Quraanka  iyagoo dib ugu howlgaliyay Gudaha Degmada Caabud Waaq Ee Gobolka Galgaduud. Qaar ka mid ah Dugsiyada Barashada Quraanka ayaa xirnaa Mudoo ku dhaw 10 Maalmood kadib markii amar … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Degmooyinka Wardhiigleey, Howlwadaag iyo Boondheere Oo Dagaalo Culus Ka socda

Mugadisho/Bartamaha:Dowladda FKMG Soomaaliya oo horay u qabsatay in 90-Maalmood gudahood Waddanka kaga sifeyn doonto Kooxda Mucaaradka ku ah Ee Al-Shabaab, ayaa wali wado Dagaalo Xoogan Ee kula jirto iyadoo Taageero Lixaad leh ka helayso Ciidamada Nabad Ilaalinta Waddanka Soomaaliya u … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Xaaladda Degmada Dhoobley Oo Saaka Kacsan iyo Dhimashada Labada Dhinac Oo Sii Kordheysa

Dhoobley/Bartamaha:Kadib Dagaalo Xoogan oo ka dahcay Oo Degmada Dhoobleey Ee Gobolka Jubada Hoose ayaa Saakay laga dareemayaa Daganaan iyo dhaqdhaqaaqyo Ciidamadii ku hardamay Dhoobley. Degmada Dhoobley ayaa Todobaadyadii ugu danbeeyday noqtay Goob ay ku dagaalamayaan Ciidamada dowladda FKMG Soomaaliya iyo … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Fanaanadda Caanka ah Ee Shakira Oo Laga Mamnuucay inay Hees Ka Qaado Garoonka Real Madrid Ee Beranbue Stadium

Spain/Bartamaha:Masuuliyiinta Kooxda Real Madrid ayaa  shaaciyay in Faanaanadda Caanka ah Ee Shakira aysan mardanbe ka Heesi doonin Garoonka Barnabue Stadium Ee ku ciyaarto Naadiga Real Madrid. Madaxada ugu sarayso Real Madrid ayaa daaha ka rogay in mardanabe aysan u ogaalaan … read more »

Posted in Latest Somali News, Sports, Wararka Maanta | Leave a comment

Warbixin sannadeedkii 2010kii ee Amnesty International dadka lagu xukumay dilka iyo dal-dalaadda( Marjin)

Holland/Bartamaha:Hay’adda Xuquuqda aadamaha ee Amnesty International ayaa waxbixin sanaddeedkii 2010kii ku sheegtay in ay hoos u dhacday tiradda dadka lagu xukumay dilka iyo dal-dalaadda ee adduunka, marka la barbar dhigo dadka lagu qaaday xukunka dilka ee sannadkii 2009kii. Sannadkii 2010kii … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Maxaa Kasoo Baxay Kulankii Qarsoodiga ahaa Ee wada Qaateen Ambassador Augustine Mahiga, Ra’iisul wasaaraha iyo Madaxweynaha Soomaaliya?

Mugadisho/Bartamaha:Kadib Markii Wakiilka gaarka ah Qaramada Midoobay u qabilsan arimaha Soomaaliya uu  Booqasho qarsoodi ah ku yimid Magaalada Mugadsiho ayaa al qaatay kulan albaabada u xiran Maadxwaynaha Soomaaliya iyo Ra’iisul wasaare Farmaajo waxuuna kala hadlay Xaaladda cakiran iyo Qilaafka xoogan … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Syria’s Assad to address protester demands

DAMASCUS – SYRIA’S President Bashar al-Assad is to deliver a speech on Wednesday in which he may lift emergency rule, one of the main demands of two weeks of unprecedented protests that have left dozens dead. An ally of Iran … read more »

Posted in Latest Somali News | Leave a comment

London conference on Libya not solve key problems, rifts

LONDON_The London Conference on Libya held Tuesday has not settled any major problems concerning the Libyan crisis and the disputes between the countries conducting an ongoing military operation against Libya, observers say. The three-hour conference brought together representatives from nearly … read more »

Posted in Latest Somali News | Leave a comment

Nabadoon Lagu Toogtay Maagalada Gaalkacyo Oo Xaaladiisa Koomo gashay

Gaalkacyo/Bartamaha:Koox hubeysan ayaa toogasho ku dishay nabadoon lagu magacaabo Nuur Xirsi Xuseen waqooyiga Magaalada Gaalkacyo ee Maamulka Puntland. Wararka ka imaanaya Magaalada Gaalkacyo ayaa xaqiijiyay in Nabadioonka Madaxa lagaga dhacay Rasaas xoogan kadibna Nabadoonka uu haatan galay Xaalad aad u … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Afhayeenka AMISOM Oo Beeniyay in Askar Looga Dhaawacay Dagaaladii Degmada Boondheere ka dhacay

Boondheere/Bartamaha:Afhayeenka Ciidamada AMISOM Mejar Bariijiya Bahuuku ayaa beeniyay Warar sheegayay in Ciidamada ka tirsn AMIOM ay waxyeelo ka soo gaartay Dagaaladii Mugadishi Ka dhacay. Afhayeenka ayaa beeniyay in Ciidamo ka tirsan AMISOM ay ku dhaawacmeen Madaafiic Kooxda AL-shabaab ku weerareen … read more »

Posted in Wararka Maanta | 2 Comments

Around 500 Somali migrants arrive

A day after Italian TV presenter Massimo Giletti claimed that Malta is known to shoot at migrants as they arrive on the island, claims which were later denied by the government, two overcrowded and rundown boats arrived in Malta yesterday … read more »

Posted in Latest Somali News | Leave a comment

DKMG oo soo bandhigay habraaca iyo qorshaheeda 2011-2012

Mugadisho/www.Bartamaha.com:Xafiiska www.Bartamaha.com waxaa soo gaaray Dukumiinta lagu sharaxay  Habraaca Marxalada Kalaguurka iyo Qorshe Howleedka dowladda KMG ee 2011 ilaa 2012-ka, waxaana dukumiintitagaani uu ka koobanyahay 10 Peg. HABRAACA  MARXALADA KALA  GUURKA & QORSHE  HOWLEEDKA  DOWLADA 2011—2012:  Dowladda Fedralka  kmg ee … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Xildhibaan C/laahi Max’ed Faarax oo ka mid ahaa Mudanayaasha barlamanka Oo Xalay Ku Geeriyooday Magaalaad Nairobi

Nairobi/Bartamaha:Xildhibaan ka tirsanaa Barlamanka FKMG Soomaaliya ayaa xalay waxaa uu ku geeriyooday isbitaal kuyaala Magaalada Nairobi Ee xarunta Wadanka Kenya. Warar Ee heshay www.Bartamaha.com ayaa xaqiijiyay in Xildhibaan  C/laahi Max’ed Faarax oo ka mid ahaa Mudanayaasha barlamanka KMG Soomaaliya uu … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo kasoo Horjeestay Kordhinta Halka Sano Ee Dowladda isagoona Taageeray Kordhintii 3-da Sano Ee Baarlamaanka

Mugadisho/Bartamaha: Gudoomiyaha baarlamaanka Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa si kulul ugu soo horjeestay Kordhintii Halaka Sano Ee dowladda FKMG Soomaaliya ay kordhisteen isagoo sheegay in go’aankasi aysan marna raali ka nqon karin Baarlamaanka. Mar uu wareysi siinayay Warbaahinada Mugadisho Gudoomiyaha … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Xaaladda Deegaanka Ceel-Gaal Oo Saaka Degan iyo Madaafiic Goos Goos ah Oo Dhacaya

Ceel –Gaal/Bartamaha:Waxaa Saaka degan duleedka Magaalada Beledweyne ee xarunta gobalka Hiiraan ka dib markii dagaal qasaaro badan geestay ka dhacay halkaas. Dagaaladii ugu badnaa waxay ka dhacayn Deegaanka Ceel-Gaal Ee Magaalada Beldweyne iyadoo qasaaro aad u badan soo kala gaaray … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Nabadoon Xalay Lagu Dilay Magaalada Boosaaso

Bosaso/Bartamaha:Allaha Unaxariistee Nabadon Axmed Salaad Ceynab oo ka tirsanaa Nabaddoonada gobolka Bari ayaa xalay Fiidkii lagu Dilay Magaalada Bosaaso Ee Gobolka Bari. Marxuumka Xalay La dilay waxaa Qaarajiyay Kooxo Dablay ah aan heebtooda la garanaayn xilli Uu Marxuumka kasoo baxay … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Agasimaha iyo Madax Wararka Shabelle oo Wali Ku Jira Xabsiga Dowladda

Mugadisho/Bartamaha:Waxaa maalintii labaad u xiran dowladda KMG Soomaaliya gaar ahaan wasaarada arimaha gudaha Agaasimaha iyo madaxa wararka Shabelle oo shalay ay xireen ciidamada nabad sugida. Agaasimaha Shabakadda Warbaahinta Shabelle Cabdi Rashiid Cumar Axmed Qasse iyo Madaxa wararka Shabelle Cabdi Max’ed … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment