Calendar

Daawo Sawirada Aaska Qaran ee loo sameeyey Taliyihii Booliska Soomaaliya

Aaska Taliyihii Booliska SoomaaliyaMadaxda Dalka ayaa maanta oo qeybgashay Aaska Taliyihii Booliska ee Soomaaliya Marxuum Maxamed Shiikh Xasan. Marxuumka ayaa maanta lagu aasay dugsiga tababarada booliiska ee Jen. Kaahiye (Scuola Polizia).

Taliyihii Taliyihii Booliska ee Soomaaliya Jen. Maxamed Sheekh Xasan Ismaaciil oo maalintii Khamiista ahayd si lama filaan ah ugu geeriyooday Muqdisho.

Halkan ka daawo Sawirada:

Aaska Taliyihii Booliska Soomaaliya 6Aaska Taliyihii Booliska Soomaaliya 7Aaska Taliyihii Booliska Soomaaliya 8Aaska Taliyihii Booliska Soomaaliya 5Aaska Taliyihii Booliska Soomaaliya 4Aaska Taliyihii Booliska Soomaaliya 3Aaska Taliyihii Booliska Soomaaliya 2Aaska Taliyihii Booliska Soomaaliya 1
Aaska Taliyihii Booliska Soomaaliya 00

 

Comments

comments

About Chief Editor

Abdirizak Yonis is a senior chief editor at Bartamaha Media (a SMO "Somali Multimedia Organisation" Company), where he oversees the Bartamaha News outlet. Abdirizak was previously the National news editor of Bartamaha dot com. He has written for the site since the late 2012
Category : Photos, Wararka Maanta.
« »

Comment: