Author Archives: Mogadishu Desk

Wafdi Qaramadda Midoobay ka socda oo soo gaaray magaalada Muqdisho.

Wafdigaan Qaramada Midoobay ka socda oo soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa waxay ahaayeen xubnaha ugu sareeya guddiga madaxa banaan ee Jamciyada Qaruumaha u qaabilsan arrimaha bini’aadanimada. Xubnaha ayaa waxay kulan kula qaateen xafiiskiisa Ra’iisul-wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Cabdi wali Maxamed Cali … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Madaxweyne Shariif oo kulan la qaatay wafdi ka socday Dalka Kenya .

Madaxweynaha Dowladda KMG Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa Xarunta Madaxtooyada Villa Somalia kulan kula qaatay Wafdi uu hogaaminayey wasiir ku xigeenka arrimaha dibadda Dalka Kenya . Wafdigaan u kulanka laaqaatay Madaxweynaha Dowladda KMG Soomaaliya oo uu hogaaminayey wasiir ku xigeenka … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Hay’adda Nabad sugidda oo Gacanta ku soo dhigeen gaari hub sida iyo dadkii la socday.

  Khaliif Axmed Ereg Taliyaha nabad sugidda gobolka banaadir oo saxaafadda la hadlay ayaa wuxuu sheegay inay ku guuleysteen inay Gacanta ku soo dhigeen gaarigan hub sida iyo dadkii la socday islamarkaana ay ku raad joogaan rag kale oo ay … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Ra’iisal-wasaare C/wali Gaas iyo wafdiga uu horkacayey oo maanta gareen furumaha hore ay dagaalka.

Ra’iisal-wasaaraha iyo wafdiga uu horkacayey ayaa maanta waxa ay gareen furumaha hore ay dagaalka gar ahaan degmada Dayniile ee gobolka Banaadir halkaas oo maalin ka hor Ciidamada Dowladda iyo AMISOM ay shaaciyeen inay si rasmi ah ugala wareegeen ururka Al-Shabaab. … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Madaxweynaha maamulka Soomaliland, Axmed Maxamed (Siilaanyo) oo maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Danjire. Augustine Mahiga.

Madaxweynaha maamulka Soomaliland, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta waxa uu Xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka gaarka ah ee Xog-hayaha guud ee Qaramada midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Danjire. Augustine Mahiga oo booqasho laba maalmood ah ku tagay Magaalada Hargeysa. Augustine Mahiga … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Saraakiil katirsan kuwa Midowga Afrika ee AMISOM oo gaareen gobalka hiiraan.

Warar lugu kalsonaankaro ayaa waxaa ay sheegayaan Magaalada Beledwayne ee Gobalka Hiiraan  saraakiil katirsan kuwa Midowga Afrika ee AMISOM in ay gaareen gobalkaasi . masuuliyiinta maamulka Gobalka Hiiraan ee dowladda KMG Soomaaliya oo lugu maga caabo Kaynadiid Muumin Cali  ayaa … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Xildhibaanada garabka taageersan Madoobe Nuunoow oo manta Muqdisho Kulanka ku yeeshay .

Kulankaasi ayaa waxaa ka hadlay C/fataax Ibraahim Rashiid oo ah Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee baarlamaanka garabka Madoobe Nuunoow Maxamed kaasi oo sheegay in guddiga maanta la magacaabay ay ka shaqeeynayaan dib u habaynta baarlamaanka KMG Soomaaliya. Wuxuu sheegay in … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Magaalada Garowe oo maanta lagu ansixiyay Dastuurka Cusub ee Puntland.

kadib Xiritaankii shirkaan caalamiga aha ee lagu ansixinayey Dastuurka Puntland Masuuliyinta ugu saraysa Puntland oo uu ka mid yahay Madaxwaynaha Puntland Ra’iisul Wasaare ku xigeenka DKMG ahna wasiirka Ganacsiga iyo warshaddaha C/wahaab Ugaas Xuseen Ambasadooro ka socday Midowga Yurub wakiilo … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Beeridda dhulka iyo xanaanada dhirta maqaal ku sabsan dhirta.

Dhirtu waa saldhigga nolosha nafleyda wax kasta oo ku nool dhulka korkiisa nolashiisu waxay ku xiran tahay dhirta. Markaad gaar ahaan dadka u fiirsato waxa uu ku cunteeyo waxay u kala kacaan labo qeyb uu dhirta toos ugu qaato oo … read more »

Posted in Latest Somali News, Maqaallo / Articles | Leave a comment

Qaraxa uu fuliyay ruux naftii hura oo barqadii ka dhacay gudaha Magaalada Baydhabo .

Sida ay sheegayaan dad goobjoogayaal ah qaraxa ayaa ku soo waramayaa in uu ahaa mid aad u xoogan kaasi oo ka dhacay afaafka hore ee xarunta Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ee Gobalka Baay. ruuxa is qarxiyay ayaa ujeedadiisu ahayd in uu … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Xuska 17 April oo ku aadan maalinta beerista dhirta aduunka oo manta muqdisho ka dhacday.

Wasiirka wasaaradda arrimaha dibadda Cabdullaahi Xaaji oo ka hadlay munaasabadda lagu xusayay maalinta dhirta aduunka oo ka dhacday maanta xarunta maamulka Gobalka Banaadir Ayaa sheegay islamarkaana ku baaqay in la hakiyo jarida dhirta sidoo kalana waxa uu ka digay dhoofitanka … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Dhalinyaro soomaali ah oo dowladda Mareykanka ay Dalkeeda ka soo musaafurisay oo garoonka muqdisho ka soo dagay.

Dhalinyaradan oo tiradoodu ay gaareysay Sagaal ruux ayaa waxaa diyaaradii siday oo ka timid magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya kasoo saaray Saraakiil ka tirsan Dowladda Mareykanka ayadoo markii ay garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde kasoo degeenna baaritaanno ay ku … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

The Kingdom of Saudi Arabia’s chief veterinary who will be exporting livestock to Arab country, among them is Somalia.

The Kingdom of Saudi Arabia’s chief veterinary officer, Dr. Khalid al-Fathead today announced 12 countries as the only ones who will be exporting livestock to Arab country, among them is Somalia. Somalia has being permitted to bring cattle, sheep, goats, … read more »

Posted in Latest Somali News | Leave a comment

Danjiraha dowlada Talyaaniga u qaabilsan Soomaaliya oo Maanta Shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho.

Danjiraha Talyaaniga u fadhiya Muqdisho andrea marrella wuxuu shirkiisa jaraa’id ku sheegay in dowladda KMG Soomaaliya ay horay u sheegtay in ay baarayso qaraxaasi cidii ka dambaysay Islamarkaana dowladda looga fadhiyo in ay jawaab ka keento baaritaankeeda iyo wixii ka … read more »

Posted in Latest Somali News | Leave a comment

Qiimaha lagu raaco gaadiidka Bielka magaalada muqdisho oo laga dareemay roobabakii da,ay darted .

Qiimaha lagu raaco gaadiidka Bielka magaalada muqdisho ayaa maanta laga dareemay sarakac kadib markii roobabakii da,ay ay biyo dhigeen wadooyinka magaalada muqdisho. Waxaa la arkayay dadka oo taagan wadooyinka muqdisho iyago sheegaya in gaadiidka maanta qiinmahiisa uu aad u sareeya … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Kulan looga soo horjeeday ergayga gaarka ah ee qaramada midoobay Augustine Mahiga oo muqdisho ka dhacay.

Kulankan ayaa waxaa looga soo horjeeday ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Dr Augustine  Mahiga waxaana isugu ymid Odayaal iyo  xildhibaano. Xildhibaan Maxamed Cabdi Yuusuf oo ka mid ahaa xildhibaannadii kulanka maanta ka soo qeyb galay … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Musharaxa Cumar Salaad Cilmi oo maanta Dalka dib ugu soo laabtay.

Musharaxa ayaa Garoonka Aadan Cadde ku soo dhaweeyey xildhibaano, Saraakiil, Oday dhaqameedyo iyo Haween fara badan oo kor u sida Calanka Dalkeenna Soomaaliya iyo Caleemo qoyan. Siyaasiga Cumar Salaad Cilmi ayaa wuxuu sharaxaad ka bixiyey waxayaaba ku dhaliyey inuu xilligan … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Guddoomiyaha Gobalka Shabelladda Dhexe Eng. Cabdi Jiinow oo sheegay in dhawaan Ururka Al-shabaab ay ka saari doonaan gobalkaasi.

Guddoomiyaha Gobalka Shabellada Dhexe Eng. Cabdi Jiinow Calasow oo wareysi siiyay mid ka mid ahIdaacada  Muqdisho ayaa wuxuu sheegay in gobalada kale ee dalka laga saaray Ururka Al-shabaab dhawaana gobalka shabeellada dhexe laga saari doono ururkaasi sida uu hadalka u … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Madaxweyne shariif oo kulan gaar ah la qaatay Ra’iisul wasaaha Ethiopia.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa xalay casho caraf loogu sameeyay magaalada Bahar Daar ee caasimadda gobolka Amharic State dalka Ethiopia, iyadoo madaxweynaha uu kulan gaar ah la qaatay Ra’iisul wasaara dalkaasi Males Sanawi . Casho sharafta madaxweynaha Jamhuuriyadda loogu sameeyay magaalada … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Xildhibaan Saleebaan Maxamed ibraahim oo madaxda dowlada KMG Soomaaliya in ay sharcigii u yaalay dalka ay ka talaabsadeen.

Xildhibaan Saleebaan Maxamed ibraahim oo ka tirsan baarlamaanka KMG Soomaaliya ayaa wuxuu ku eedeeyay madaxda dowlada KMG Soomaaliya in ay sharcigii u yaalay dalka ay ka talaabsadeen. Xildhibaankaan ayaa wuxuu sheegay in ay muhiim tahay in sharciga la ilaaliyo wuxuuna … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment