Author Archives: Mogadishu Desk

bomb gacmeedka lagu tuuray kaniisada ku taala caasimada Kenya ee Nairobi.

Inta la xaqiijiyay hal ruux ayaa ku geeriyooday 15-kalena waa ay ku dhaawacmeyn markii Bomb nooca gacanta laga tuuro ah, lagu weeraray saaka arroortii kaniisad ku taala caasimada Kenya ee Nairobi. Ku xigeenka madaxa Pooliska Nairobi, Moses Ombati, wuxuu sheegay … read more »

Posted in Latest Somali News | Leave a comment

Taliyihii Ciidamada AMISOM Fred Mugisha oo xilkii uu ku wareejinayo Taliyaha cusub ee loo soo magacaabay inuu hogaamiyo AMISOM,

Munaasabadda ayaa waxaa ka qeyb galay masuuliyiin ka tirsan Dowladda KMG Soomaaliya oo uu ka mid ahaa wasiirka difaaca Dowladda KMG Soomaaliya ahna ra’iisul-wasaare xigeen Xuseen Carab Ciise, saraakiil kale oo ka tirsan Dowladda KMG Soomaaliya iyo Saraakiil ka tirsan … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Guddoomiyaha Hay’adda Culumadda Soomaaliyeed oo ka hadlay aragtidooda ku aaday Dastuurka Soomaaliya.

Guddoomiyaha Hay’adda Culumadda Soomaaliyeed Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo ka hadlayey kulankaasi ayaa ka hadlay aragtidooda ku aaday Dastuurka Xukuumadda KMG Soomaaliya ay sheegtay in la dhamays tiray. Wuxuu sheegay Sheekh Bashiir Axmed Salaad in dastuurka uusan ku imaan hab … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Diyaarad rakaab siday oo Gelinkii dambe ee maanta ay shil ku gashay garoonka diyaaradaha ee galkacyo.

  Shilkan Diyaaraded ayaa la tilamaamay inuu ka dhacay garoonka diyaaradaha ee magaaladda galkacyo sababta ayaa lugu sheegay iney ku timid kaddib markii lugta hore ee diyaarada ay u bixiweysay taasoo sababtay in diyaaradu ay wadada ka baxdo. Rakaabka diyaarada … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Madaxweynaha Maamulka Ximan iyo Xeeb Maxamed C/llaahi Aadan Tiiceey oo maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho.

Madaxweynaha Maamulka Ximan iyo Xeeb Maxamed C/llaahi Aadan Tiiceey oo maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho ayaa wuxuu ka warbixiyey Safar uu dhawaan ku tagay Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya. Wuxuu sheegay in halkaasi ay kula soo kulmeen dadka daneeya arrimaha … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Dowladda kmg ee soomaaliya oo maanta Dalka Jabuuti u qaadayso dhawacyada Suxufiyiintii ku dhaawacmay Tiyaatarka.

Maanta ayey ahayd markii Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho laga dhoofiyay dadkii Suxufiyiinta ahaa ee waxyeeladu gaartay kuna dhawacmay qarixii Tiyaatarka iyadoo loo qaaday dalka Jabuuti si xaaladooda Caafimaad wax looga qabto. Wasiiru dowlaha Wasaarada Warfaafinta Xukuumada Soomaaliya … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo xubno uu hogaaminaayo oo maanta ka amba baxay Magaalada Muqdisho.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho iyo Sideed guddoomiye Degmo ayaa maanta ka amba baxay Magaalada Muqdisho waxeyna u anba baxeyn Magaalada Kampala, kulankaas ayaa waxaa looga hadlayaa dib u dhiska caasimadda Muqdisho iyo amniga. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Maxamuud Axmed … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

halkaan ka Daawo sawirada xeebta liida oo dad fara badan ay u soo dabaal iyo damaashaad tageyn xeebta.

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Ururka Midowga Afrika oo sheegay in sida ugu dhaqsiyaha badan loo soo dhamays tiri doono Ciidamada AMISOM.

Ururka Midowga Afrika ayaa sheegay in sida ugu dhaqsiyaha badan loo soo dhamays tiri doono Ciidamada AMISOM ee Soomaaliya ka howlgalaya, Ku xigeenka Midowga Afrika ee Soomaaliya Wafula Wamunyinyi ayaa wuxuu ka hadlay Isbedel la sheegay in lagu sameynayo Taliska … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Munaasab lagu dhaarrinayay wasiirka cusub ee shaqadda Shaqaalaha, Isbortiska iyo dhalinyaradda oo maanta xilkii loo dhaariyay.

Muqdisho, April 26, 2012—-Munaasab lagu dhaarrinayay wasiirka cusub ee dhaqadda Shaqaalaha, Isbortiska iyo dhalinyaradda Xukuumadda Soomaaliya isla markaana ay ka soo qeyb galleen mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya, iyadoona ay munaasabada dhaarta ah lagu qabtay Xafiiska Gudoomiyaha Baarlamaanka ee magaalada … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

War saxaafadeed Shirkii caadiga ahaa ee Golaha Wasiiradda oo laga hadlay arimo dhoor ah sida dastuurka.

Muqdisho, April 26, 2012—- Shirkii caadiga ahaa ee Golaha Wasiiradda ayaa maanta waxaa shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali, loogana hadlay warbixinta dastuurka, diyaargarawga shirweynaha weyn ee lagu ansixinayo dastuurka, arrimaha amniga iyo gobollada, dhismayaasha       … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Arday indhoolayaal ah oo baranaaya computer Daawo sawirada.

  Ardaydan oo isugu jira gabdho iyo wiilal ayaa waxa ay yihin kuwa barta Computarka iyo sidoo kale Luuqadaha kala duwan waxaana tiradooda ay gaaraysa ilaa 25 arday sida uu Maamulaha iskuulka oo lugu maga caabo abiikar xuseen al bashiir … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya oo sheegtay in ay socdaan ciidammada Xoogga dalkas sidii loo garsiinlahaa isku filnaasho.

Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay socdaan dadaallo ku aadan sidii ciidammada Xoogga dalka Soomaaliyeed loo gaarsiin lahaa heer isku filnaansho ah oo ay dalka dhan ku Difaaci karaan. Ra’iisul wasaare ku xiggeen ahna wasiirka gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Xildhibaanno ka tirsan mudanayaasha Barlamaanka Soomaaliya oo gaaray degmada Caabudwaaq.

Xildhibaanno ka tirsan mudanayaasha Barlamaanka Soomaaliya ayaa gaaray degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud halkaasi oo ay kulammo kula leeyihiin shacabka deegaannadaasi. Mudanayaasha ka tirsan Barlamaanka Soomaaliya ee gaaray degmada Caabudwaaq ayaa waxaa garoonka diyaarradaha ku soo dhaweeyay masuuliyiin ka tirsan … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

In a tale that is almost too fantastic for Hollywood, Chelsea beat defending champion Barcelona.

In a tale that is almost too fantastic for Hollywood, Chelsea beat defending champion Barcelona 3-2 on aggregate Tuesday night (replay on FOX Soccer at 8 p.m. ET and 11 p.m. ET). The clinching goal came from none other than … read more »

Posted in Latest Somali News | Leave a comment

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo la kulmay Agaasimayaasha guud ee Wasaaradaha.

  Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa la kulmay Agaasimayaasha guud ee Wasaaradaha Xukuumadda KMG Soomaaliya, Waxaana looga hadlayay in agaasimayaasha guud aysan saameyn ku yeelan xilliga kala guurka ah oo ay dowladda KMG Soomaaliya imminka ku … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Wasiir dowlaha shaqada iyo shaqaalaha oo maanta shir ja,raaid ku qabtay magaalada muqdisho.

Wasiir dowlaha shaqada iyo shaqaalaha isboortiga iyo dhalinyarada oo maanta shir ja,raaid ku qabtay magaalada muqdisho ayaa ka Warbixiyay safar uu dhawaan ku tagay magaalada mosko ee dalka ruushka Pr cllaahi sheekh cali qalocow wasiir dowlaha wasaarada shaqadda iyo shaqaalah … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Cabdi weli Maxamed Cali oo xaqiijiyey in Dastuurka.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Cabdiweli Maxamed Cali ayaa xaqiijiyey in Guddiga Madaxa bannaan ee Dastuurka iyo Guddiga Khubarada Soomaalida inay Qabyo-Qoraalkii Dastuurka ku soo gabogabeeyeen waqtigii loogu talo galay ee aheyd 20kii April 2012 kanoo waafaqsan Axdiga KMG ah, waqtiyeynta … read more »

Posted in Latest Somali News | Leave a comment

Sannad guurrada 52-aad ee aas aaska ciidammada Xoogga dalka Soomaaliyeed Daawo sawiradda.

Sannad guurrada 52-aad ee aas aaska ciidammada Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa maanta lagu qabtay Xeebta Liido gaar ahaan halka loo yaqaanno Dekadda duqda ee degmada C/casiis ee gobalka Banaadir,

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

wiil Soomaali ah lagu Gubay Dalka Koonfur Afrika .

Wararka ka imaanaya Dalka Koonfur Afrika ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi habeenkii xalay ahaa wiil dhallinyaro Soomaali ah lagu Gubay halkaasi wiilkaan dhallinyarada ah ee Soomaaliyeed ayaa habeenkii xalay waxaa ku gubay kooxo brcad ah oo u dhashay dalka … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment