Calendar

Barcelona 2 – 0 Man U

barcelonaKooxda kubbadda cagta ee Barcelona, ee dalka Spain, ayaa noqotay horyaalka horyaallada Yurub.

Laba gool iyo eber ayay ugu badisay kooxda Manchester United oo iyadu haysatay horyaalka.

Toban daqiiqo markii ay cayaartu socotay ayaa Barcelona waxay dhalisay goolkii koowaad.

Ronaldo oo la qawaafsan cayaarta oo farahiisa ka sii baxaysa

Kooxda Manchester United oo waxay iyadu taariikh ku samaysay in Park Ji-Sung oo u dhashay Kuuriyada Koofureed uu noqdo cayaartooygii ugu horreeyay ee u dhashay qaaradda Asia oo u safta koox cayaareysa cayaarta kama dambeysta ah ee horyaalka Yurub.

Cayaartu waxay ka dhacday magaalada Roma.
86152763JM144_BARCELONA_V_M

Xigasho: BBC

Comments

comments

Category : Featured, Wararka Maanta.
« »

Comment: