Calendar

Wargelin Show Nov 19-25, 2014 Buuqa Dowladda Iyo Maxay Dhallinyaradu Banaanka Uga Taagan Tahay

WARGELIN SHOW

#21 Wargelin Show

Bartamaha – laa iyo hadda waxaa weli socda ismariwaagii siyaasadeed eek a dhex abuurmay Madaxweynaha Xasan Shiikh Maxamuud iyo raiisal Wasaarihiisa Cabdiweli Shiikh Axmed iyadoo labada garabba ay adeegsanayaan Xildhibaanada Dowladda.

Barnaamijka Wargelin Show iyo Cabdisalam Caato Todobaadkan waxaa uga hadlaynaa khilaafka soo kala dhexgalay Madaxweynaha iyo Raiisal Wasaarihiisa iyo sababta shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan Dhallinyarada ay banaanka uga taagan yihiin badbaadinta dalkooda.

Waxaan kusoo martiqaadnay barnaamijka todobaadkan Cabdiraxmaan M. Guutaale oo ah Xeeldheere Falanqeeya Siyaasadda Soomaaliya.

Barnaamijka Wargelin Show, waa Barnaamij Todobaadle ah oo aad u xiisa badan, kaasi oo mar walba looga hadlo waxyaabaha muhiimka ee Soomaalida quseeya.

Watch Previous Shows of Wargelin Show
http://www.WargelinShow.com/

Bookings & Business Inquiries:
[email protected]
| Facebook | Twitter | Instagram | LinkedIn | Youtube Channel |

Wargelin Show is Produced by
Somali Multimedia Organization (SMO)

Discussion & Dialogue provided by
Dialogue Xchange & Development Center (DXDSomalia)

Comments

comments

About Chief Editor

Abdirizak Yonis is a senior chief editor at Bartamaha Media (a SMO "Somali Multimedia Organisation" Company), where he oversees the Bartamaha News outlet. Abdirizak was previously the National news editor of Bartamaha dot com. He has written for the site since the late 2012
Category : Featured, VIDEOS, Wararka Maanta, Wargelin Show.
« »

Comment: