Scroll to Top

Xaflad Baroordiiq ah oo loo sameeyay AUN dadkii ku geeriyooday Qaraxii  ka dhacay Hotelkii ku yaalay magaalada Beledweyn, Dadkii halkaas ku geeriyooday waxaa mid ahaa Wasiirka Amniga Soomaaliyeed AUN Cumar Xaashi iyo Ambashatoor C/kariin Laqanyo, iyo cuqaal Soomaaliyeed. Halkan ka daawo Fiidiyoowgii: Halkan ka fiirso Sawiradii dadkii kasoo qeybgalay: Sheekeeye oo ka...Continue reading »

Waxaa maalmihii lasoo dhaafay laysla dhex marayay warar kala duwan oo sababay in magaalada Columbus, Ohio waxa kaliya oo laga hadlo ay noqotay arrintan. Todobaadkii nasoo dhaafay ayaa waxaa la sheegay in  lakala iibsaday dhul weyn oo ganacsi iyo masjid isugu jira, dhulkaas oo ku yaal wadada Westerville una dhow xaafadda Capital Park oo ah xaafadda Soomaalida, haddaba...Continue reading »

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland oo wiigan ku sugnaa Maraykanka ayaa Bulsha weynta Soomaaliyeed ee ku dhaqan Minnesota kala Qayb qatay Xusidii Xorinimada ama maalintii Xornimada Soomaalidu ka qadatay Gumaystayaashii haystay. ...

Dabaaldegga 1da luuliyo ee ka dhacday magaalada Columbus ee Ohio ayaa ahaa mid sanadkan si weyn loosoo abaabulay, Sanadkan wuxuu uga duwan yahay sanadyadii ka horeeyay iyadoo la suray Calankeena Buluuga ah Aqalka Gobolka Ohio (State House). Halkan ka daawo gudoomiyaha Comunity-ga Soomaalida reer Ohaayo Xasan Dheere oo ka waramaya: ...

Ururka PDF oo maant warsaxafadeed ku qabtay Magaalad Minneapolis, MN iyagoo kaga hadalaya imaansha madaxweyna Puntland Mr. faroole iyo waxyabaha u diyaarsan markuu ka soo dego eeriboodka. ...

WATCH THE HEARINGS Click Here WITNESSES: Mr. Ted Dagne Specialist African Affairs Congressional Research Service ***J. Peter Pham, Ph.D. Associate Professor Justice Studies, Political Science and Africana Studies Director Nelson Institute for International and Public Affairs James Madison University BRIEFING: His Excellency Dr. Abdirahman Mohamed Mohamud (Farole) President Puntland...Continue reading »

Heestan ayaa noqotay mid internetyada la isku diro oo in badan dadkuna ay ka sheekaystaan, waa mirihii Sangub waxaana muusiga tumay Maxamed Shariif Seydii. Aad wada tashano waxaa qaadaya Saada Cali oo horeba looga bartay inay samayso heeso wax ku ool ah, sidaad horay ula socoteenba waa fanaanadii qaaday heestii “Land Cruiser gado soo bari gallay”. Nala daawada...Continue reading »

The administration of Barack Obama, the US president, has confirmed reports of supplying arms to Somali government forces battling Islamist fighters known as al-Shabaab. US officials say they hope their assistance will stop Somalia’s government from collapsing. Al Jazeera’s Monica Villamizar reports. ...

Shirkii ugu horeyey ee ay qabato PDF ururka marka la soo gaabiyo loo yaqaan magacaas marka kalena ah Puntland Diaspora Forum oo ah urur loogu tala galay qurba joogta reer P/land ...

This is a new docudrama from the discovery channel, it tells what happened at high seas with the Somali pirates that took Maersk Alabama and its crew for Hostage. (Watch the play by play clips…very interesting) Watch ...

This docudrama premiered on the Discovery Channel calls into question a popular narrative in the April high-seas showdown between the Maersk Alabama, Somali pirates and the U.S. Navy. “Somali Pirate Takedown: The Real Story” challenges the notion that captain Richard Phillips willingly exchanged himself for the lives of his crew. Instead, producers frame the...Continue reading »

When the US captain of the freighter Maersk Alabama was rescued earlier this year, three of his captors were shot by the American Navy. The fourth – a teenager – was arrested and is currently facing trial in the US. Al Jazeera’s Mohammed Adow went to Bosasso, in Somalia’s Puntland state, to meet the pirate’s mother and found that despite the...Continue reading »

Warning: May be extremely graphic I am submitting video from anonymous sources in Iran. Some video may or may not have been posted before. ...

Somalia continues to make headlines for the chaos and the battles continue to rage in Mogadishu, more innocent lives are being taken. The chaos though has expanded from the killing of innocent civilians to the killing of police chiefs and security ministers. No one seems to be safe. So as the world appears to look on indifferently, We are asking what can be done...Continue reading »

Halkan ka daawo Al Shabaab oo sheeganaysa inay ka danbaysay qaraxii dhimashada badan gaystay ee ka dhacay Beledweyn. Ninkani wuxuu sheegayaa inay ku faraxsan yihiin guusha ay gaareen ayna tahay silsilad socota oo aan halkan ku harayn. by ...

MINNEAPOLIS – Minneapolis police are searching for a suspect who robbed 14 different stores in the Somali mall on Monday night. Businesses surveillance caught the suspect going from store to store, breaking in. Store owners say the suspect took things ranging from cash to laptops. One store owner says almost his entire inventory of cell phones.The alarm in the...Continue reading »

It is a slow, rough drive to Eyl – the tiny coastal town that has become notorious as the centre of Somalia’s lucrative pirate industry. A dusty track meanders across hundreds of kilometres of rocky wilderness before slipping steeply down the side of a reddish canyon and hugging the contours of a small river out towards the roaring waves of the Indian Ocean. “If...Continue reading »

Mahrajaankii 1984 (Looxaadka) XUSUUS!!! ...

By ANNA JOHNSON and ALI AKBAR DAREINI TEHRAN, Iran (AP) — Gunfire from a pro-government militia killed one man and wounded several others Monday after hundreds of thousands of chanting opponents of President Mahmoud Ahmadinejad marched in central Tehran to support their pro-reform leader in his first public appearance since disputed elections. The outpouring in...Continue reading »

Israeli Prime Minister Benjamin Netanyahu’s major policy speech Sunday was viewed as a positive forward step by the Obama administration for the fact that it mentioned a Palestinian state — a concept previously ignored and derided by Netanyahu and, even more so, his conservative Foreign Minister Avigdor Lieberman. However, despite the ostensibly more accepting...Continue reading »