Calendar

Gudoomiyaha Kooxda Qeylo Dhaan oo Muqdisho ku geeriyootay

tacsiWaxaa Saakay Magaalada muqdisho Ku Geriyotay Fanaanada Caanka ee Xaawo Maxamed Yuusuf “Xaawo Jeesto”

Allaha u naxariistee Fanaanada ayaa lasheegay in Ay ugeeriyootay Xanuunka Kansarka oo Kaga Dhacay Madax Iyadoona lashegay in Wadanka Wax Looga Qaban waayay.

Waxaa ay kamid aheeyd Fanaanad Xaawo Jeesto Kooxda Onkod oo Mudo 35 sano Katirsaneyd Hasa Ahaatee Markii Danbe Ku biirtay Kooxda Fanaaniinta Qeylo Dhaan oo Aheeyd Gudoomiyaha Kooxda Qeyla Dhaan Muqdisho.

Comments

comments

About Staff

Staff waa Weriye kasoo warama Magaalada Muqdisho, wuxuuna wax ka qoraa Arrimaha Siyaasadda, Arrimaha Bulshada iyo Ciyaaraha.
Category : Wararka Maanta.
« »

Comment: