Published On: Tue, Dec 25th, 2012

Sidee qof aad jeceshahay usoo jiidan laheyd (Geeraar Jaceyl)

Share This
Tags

Geeraarada Jaceylka badankoodu waa kuwa Anfaca Ruux wax jecel iyo kan Lajecelyahayba , Waxa uu ka qeyb qaataa Dib u dajinta Qalbiga isagoo Ruuxa adeegsadaa Qiimo uyeelo.

Hadaba Laamaankaaga Lab & Dhadig kuu yahayba Udir Dhanbaalkaan , Adigoo Ku Daraya magaciisa/Magaceeda iyo Ereyo kooban oo qalbigaaga ka imaanaya waa Hadii aad Si dhab ah ujeceshahay qofkaasi.

GEERAAR AMMAAN AH:

Dahab baa lagu moodaa

Hadduu ruux ku daawado

Kaama daayo eegmada

Danihiisa wuu gabaa

Da’yar wacan inaad tahay

Dadkaan u sheegaa

Daliil looma baahna

Da’yartii qurxooneyd

Dadku eegi waayeen

Dahab la mood inaad tahay

Daah igama saarna

Dooq hadduu jiro

Da’yar loo qaadiyo

Dad kale uma qalmo

Doolar iyo diinaar

Inta hanti dunidaan taalo

Adigaa ka door roon

Damqashada jirkeygaan

Weli wuu dareemaa

Daacad wacan inaad thay

Dadkoo dhan wey yaqaanaan

Waxaan Kasoo maaanguurinay Buuga Fariimo Jaceyl.

By: Staff

Comments

comments

Powered by Facebook Comments

About the Author

- Staff waa Weriye kasoo warama Magaalada Muqdisho, wuxuuna wax ka qoraa Arrimaha Siyaasadda, Arrimaha Bulshada iyo Ciyaaraha.

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Anti-Spam Protection by WP-SpamFree

 



Bartamaha is a SMO Company [ Somali Multimedia Organisation ]  



Our Partners
Raxanreeb
Soomaalo

Somali Websites
Hiiraan
AllPuntland
Jowhar

Somali Radios
VOA Somali
BBC Somali

International
Al Jazeera English
Al Jazeera Eng. LIVE

CNN
New York Times
Time Mag
Newsweek
Huffington Post
Daily Mail


var tb_pathToImage = "http://www.bartamaha.com/wp-includes/js/thickbox/loadingAnimation.gif";var tb_closeImage = "http://www.bartamaha.com/wp-includes/js/thickbox/tb-close.png";