(VIDEO) Kulan Baroordiiq ah oo loo sameeyay dadkii ku geeriyooday Beledweyne oo uu ku jiray Wasiirkii Amniga ee Soomaaliya

Posted on Jul 6 2009 - 12:07am by News Desk
Tweet
Pin It

baroordiiq sawirXaflad Baroordiiq ah oo loo sameeyay AUN dadkii ku geeriyooday Qaraxii  ka dhacay Hotelkii ku yaalay magaalada Beledweyn, Dadkii halkaas ku geeriyooday waxaa mid ahaa Wasiirka Amniga Soomaaliyeed AUN Cumar Xaashi iyo Ambashatoor C/kariin Laqanyo, iyo cuqaal Soomaaliyeed.

Halkan ka daawo Fiidiyoowgii:

Halkan ka fiirso Sawiradii dadkii kasoo qeybgalay:

1

Sheekeeye oo ka mid ahaa dadweynihii kasoo qeybgalay Xafladda oo dhagaysanaya Khudbad wacan oo uu jeediyay Shiikh C/raxmaan Shariif

2

4

5

6

7

8

9

10