Calendar

Daawo muuqaalka laga soo duubay 50 cent markuu Soomaaliya tagay (VIDEO)

50_cent_somalia_3

Haddana waxaan idiin soo bandhigaynaa muuqaalka kaliya ee qof soomaali ah uu ka duubay markii fanaanka caanka ah ee 50 Cents uu ka degay magaalada Dooloow ee Soomaaliya.

Muuqaalkan ayaa waxaan kasoo qaadanay [Soomaalo]

Comments

comments

Category : Featured, First Look, Wararka Maanta.
« »

Comment: