Calendar

Dabaqa adduunka ugu dheer oo maanta laga furay magaalada Dubai (VIDEO)

burj2
Bartamaha — Dabaqa adduunka ugu dheer ayaa maanta laga furay magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta.

Sheikh Maxamed bin Rashid Al Makhtoum  oo furay dabaqan dhererkiisu yahay 2625 ft laguna magacaabo Burj Dubai ayaa qaatay dhisidiisa ilaa iyo shan sano lacagta ku baxdayna ayaa waxaa lagu qiyaasay ilaa iyo $1.1 bilyan.

In kastoo Dubai ay maalmahaan danbe lasoo daristay lacag yari, qiimihii guryahuna ay aad hoos ugu dhaceen ayaa haddana waxaad mooddaa Dubai horumarkeedu inuusan is dhimin.

Hoos ka daawo Associated Press warbixin ay kasoo duubeen (Ingiriis)

Comments

comments

Category : VIDEOS, Wararka Maanta.
« »

Comment: