Daily Archives: September 1, 2014

AU and SNA advances as Al-shabab lose in battle

Somali national army backed by their African Union allies has being been advancing to areas controlled by the Al-qaida linked extremist group Al-shabab since the operation termed “Indian Ocean” meant to flash out the remnants of the militants in some … read more »

Posted in Bartamaha Repors | Leave a comment

Xukuumada Dowaldda Soomaaliya oo ansixiyay xeerka saxaafada dalka

BARTAMAHA – Golaha  xukuumadda federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa meel mariyay xeerka saxaafadda oo 2 todobaad kahor ay horgeysay wasaaradda warfaafinta Soomaaliya kadib latashiyo ay la sameyneysay qeybaha kala duwan ee saxaafadda ka howlgasha gudaha … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Ciidamada Khaatuma oo weeraray Soomaaliland

BARTAMAHA – Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Maamulka Soomaaliland iyo kuwa Khaatumo ayaa ka dhacay Deegaano Hoos yimaada Magaalada Saaxdheer ee Gobolka Sool,waxaana Dagaalka uu yimid ka dib markii Ciidamada Khaatumo ay qaadeen Weerar Gaadmo ah. Axmed C/laahi Ciise oo ka … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment