Author Archives: Editor

About Editor

Abdullahi Mu'min is the Editor in Chief of www.Bartamaha.com and a Contributor to Wargelin Show. Mu'min is a Young and talented Somali Journalist.

AU and SNA advances as Al-shabab lose in battle

Somali national army backed by their African Union allies has being been advancing to areas controlled by the Al-qaida linked extremist group Al-shabab since the operation termed “Indian Ocean” meant to flash out the remnants of the militants in some … read more »

Posted in Bartamaha Repors | Leave a comment

Xukuumada Dowaldda Soomaaliya oo ansixiyay xeerka saxaafada dalka

BARTAMAHA – Golaha  xukuumadda federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa meel mariyay xeerka saxaafadda oo 2 todobaad kahor ay horgeysay wasaaradda warfaafinta Soomaaliya kadib latashiyo ay la sameyneysay qeybaha kala duwan ee saxaafadda ka howlgasha gudaha … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Ciidamada Khaatuma oo weeraray Soomaaliland

BARTAMAHA – Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Maamulka Soomaaliland iyo kuwa Khaatumo ayaa ka dhacay Deegaano Hoos yimaada Magaalada Saaxdheer ee Gobolka Sool,waxaana Dagaalka uu yimid ka dib markii Ciidamada Khaatumo ay qaadeen Weerar Gaadmo ah. Axmed C/laahi Ciise oo ka … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Suspected Senior Al-shabab officer arrested in Nairobi

Kenyan police have arrested an official from Somalia’s militant Islamist group al-Shabab, security sources have told the BBC. Police believe the suspect is former journalist Hassan Hanafi, who is accused of killing journalists in Somalia, other sources said. However, the … read more »

Posted in Featured | Leave a comment

Obama woos Africa with billions of dollars in deals

President Barack Obama announced billions of dollars in investment for Africa on Tuesday, as the United States challenges China and Europe’s leading roles in the continent’s economic emergence. But America’s first black president urged African leaders to not let corruption … read more »

Posted in Latest Somali News | Leave a comment

Sarkaal ka tirsan Shabab oo lagu Qabtay Nairobi saacado ka hor

Booliska Dalka Kenya ayaa shaaciyay in Garoonka Diyaaraha Ee Joma Kenyata lagu Qabtay Sargaal ka tirsan Al-shabaab oo lagu Magacaabo Xasan Xanafi Xaaji. Xasan Xanafi Xaaji ayaa lagu qabtay Garoonka Diyaaradaha Ee Magaalada Nairobia xili uu doonayey in uu ka … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Dowladda Soomaaliya oo sheetay inay maalmaha soo socda weerarayaan Shabab

Madaxweynaha Somalia Hassan Sheikh Mohamud  oo lahadlaye Wakaalada Wararka ee Reuters ayaa sheegay iney Dowladiisu ay qorsheeneeso duulaan  Cusub ay ku qaadaan kooxda shabab islamarkaana somalia howlgalkaas looga saaro. Al_shabab ayaa Somalia qabsaday inta badan koonfurta iyo bartamaha Somalia sanadkii … read more »

Posted in Latest Somali News, Wararka Maanta | Leave a comment

Obama oo Africa u balan qaaday Bilaayiin dolar

Madaxweynaha Mareykanka Brack Obama ayaa ku dhawaaqay in dowladiisu ay lacag 33 bilyan ah ay ugu deeqday Qaarada Africa ,iyadoo ay jirto in Mareykanku uu loolan kula jiro Midowga yurub iyo Wadanka China. Balse Madaxweynaha Mareykanka ee ka soo jeeda … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

KENYA oo codsatay in laga caawiyo dagaalka ay kula jirto Argagixisada

Madaxwaynaha Dowladda Kenya Uhuru Kenyatta ayaa ka codsadey in Beesha Caalamka inay ka caawiso wadankiisa dagaalka ay kula jirto Argagixisada. “Aduunku wuxuu ubaahanyahay inuu wax dhab ah uu u keeno Qatarta Argagixisada Gobolka oo idil ,qatarta Argagixisadu ma’ahan Kenya oo … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Somali bombing leaves city workers dead

Mogadishu – At least three women have been killed and seven others wounded in the Somali capital after a remotely detonated bomb exploded in a busy market, police and witnesses say. It was not immediately clear who was behind Sunday’s … read more »

Posted in Featured | Leave a comment

Weapons haul seized from ‘al Shabaab’ suspects in Mogadishu

MOGADISHU Somalia — AMISOM troops together with the Somali National Army have captured an assortment of weapons and ammunition from ‘al Shabaab’ suspects in the capital Mogadishu. These were seized at the Asuman Atto Garage in Mogadishu town during a … read more »

Posted in Latest Somali News | Leave a comment

Xassan Shiikh oo u dhoofay Maraykanka, iyo Mudahraadyo la filayo

Madaxweynaha Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxmauud ayaa gelinkii dambe ee maanta u amba baxay dalka Mareykanka, halkaasi oo uu kaga qeyb galidoono, shir ay madaxda dowladda Mareykanka la yeelanayaan Madaxda Qaaradda Africa oo soconaya 4 ilaa 6 bishan, waxaana  madaxweynaha … read more »

Posted in Latest Somali News, Wararka Maanta | Leave a comment

Sadex Al-Shabab ah oo maanta lagu toogtay Mogadisho

Maxkamada Sarre ee Ciidamada Qalabka Sida Soomaaliya ayaa Saaka Xukun Dil ah ku Fulisay Saddex Ruux oo ka tirsanaa Al-shabaab kuwaas oo horey Maxkamadu ay Dil Toogasho ah ugu Xukun tahay. Dilka Toogashadaa ayaa waxaa uu ka dhacay Xarunta Genaraal … read more »

Posted in Latest Somali News | Leave a comment

Hub Shabab usocdey oo Xalay lasoo qabtay

Wasaarada Amniga Qaranka Soomaaliya ayaa ka warbixisay Dagaal Xalay ka dhacay Xaafada Buulaxuubeey ee Degmada Wadajir oo dhexmaray Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo Koox Hubeeysan. Afhayeenka Wasaarada Amniga Qaranka Maxamed Yuusuf Cismaan oo la hadlay Idaacada VOA ayaa sheegay in Xalay … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

AMISOM takes precautionary measures to minimize the risk of Ebola transmission by AU troops in Somalia

Mogadishu, 2 August 2014-The African Union Mission in Somalia (AMISOM) continues to closely monitor the ongoing epidemic of the Ebola virus disease that has spread throughout Guinea and beyond the nation’s borders in West Africa. The outbreak, which began in … read more »

Posted in Latest Somali News | Leave a comment

Xildhibaano Soomaaliyeed oo maanta gaaray Garowe

Xildhibaanada Soomaaliyeed ee kasoo jeeda Deegaanada Puntland ayaa maanta soo gaaray caasimada Dowladda Puntland ee Garowe, Halkaas oo si balaaran loogu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha magaalada Garowe. Xildhibaanada yimi maanta Magaalada Garoowe waxaa hogaaminayay Xildhibaan Xasan Abshir Faarax iyo Xildhibaan … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

AUN Shiekh Madeer oo lagu aasay Muqdisho iyo Dilkiisii oon cidina loo soo qaban

BARTAMAHA – Waxaa Maanta Allaha u naxariistee Xildhibaan Sh Aadan Madeer oo shalay lagu Dilay Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya lagu Aasay Qabuuraha Madiina ee Magaalada Muqdisho. Aaska Xildhibaan Madeer ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiiro iyo Xildhibaano,waxaana Dhamaan Mas’uuliyiintii … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

5th Somali lawmker killed in Mogadishu today

Mogadishu (BARTAMAHA) The 5th Somali lawmaker was shot dead in the capital, Mogadishu today after he has performed the Friday prayer. Un-identified gunmen opened gunfire on Sheikh Adan Madar after he has stepped out of a mosque in the capital. … read more »

Posted in Bartamaha Repors | Leave a comment

Degaanada Puntland oo si balaaran looga xusayo 16-guuradii Dowladooda

Dabaaldagyada 1august oo ku aadan maalinkii lagu dhawaaqay Maamul gobleedka Puntland ayaa ka socdo magaalooyinkaa waawayn ee Degaanada Puntland oo ka mid yahiin Galkacyo, Garowe Bossaso. Ilaa iyo Saakay waabarigii waxaa Degaanada Puntland gabi ahaanba ka socday dabaal dagyo waa … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Xildhibaankii Shanaad oo Muqdisho lagu toogto Muqdisho sanadkan

Xildhibaan ka tirsan dowladda Dhexe ee Soomaaliya ayaa maanta lagu toogtay Magaalada Muqdisho xili uu kasoo baxay Masaajid. Shiekh Aadan madar oo horay Dowladdahii hore ee kumeel gaarka Soomaaliya uga soo qabtay xilal kala duwan oo ku jiro wasiir ayaa … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment