Calendar

Japan oo soo saaratay mashiin Rootiga aad gurigaaga ku samaysan karto (VIDEO)

gopanShirkadda SANYO ayaa soo saartay mashiin lagu sameeyo rootiga kaasoo aad ka samayn karto bariis ama bur caadi ah, isla mar ahaantaana deeqaya kushiinkaaga.

Mashiinkan ayaa ah mid aad loogu riyaaqay dalka Japan oo bariisku uu ka yahay cuntada koowaad. Mashiinkan magaciisa la yiraahdo GOPAN ayaa noqday mid dadka oo dhami ay dalbadeen laakiin shirkada Sanyo ayaa joojisay dalab qaadka mashiinkan ilaa iyo sanadka soo socda iyadoo sheegtay in dadka doonaya ay faraha ka bateen oo ay soo badinayso.

Daawo

Comments

comments

Category : Wararka Tiknoolajiga.
« »

Comment: