Calendar

Show-ga Law & Order (Criminal Intent) oo Soomaaliya lagu soo qaatay (DAAWO)

sayidka wiilkiisaQeybta showgan “L&A CI” ayaa waxay ku socotaa wiil la yiraahdo Xasan oo Sayid Maxamed uu awoowe  u yahay oo doonaya inuu hub ka gato (hub fara badan) Maraykanka si uu u qabsado ama ula wareego Puntland oo ku taal Waqooyiga Soomaaliya (waa siday u dhigeen sheekada) una xaaqo qabqablayaasha waalwaalan ee qaad cunka badan.

Haday Puntland ku taal waqooyiga Soomaaliya, taas waa in la weydiiyo dadka qoray xubinta (episode) show-gan, in wiil Sayidku uu awoowe u yahay uu rabo inuu Puntland oo dhulkiisa ah oo hadda ay Warlords waalan iyo Burcad badeed ka taliyaan, taasna waan weydiin karnaa baan u malaynaynaa.

>> DAAWO VIDEO-ga & Qoraalka

Comments

comments

Category : VIDEOS, Wararka Maanta.
« »

Comment: