Calendar

Sidaan baa loo dheelaa Jinestiko haddii kale… (VIDEO)

gymnastJozef Wadecki oo u dhashay dalka Poland ayaa maalmahan noqday nin dhanka Youtube iyo internetkaba si weyn looga daawado, loogana hadlo. Sababtuna waxay tahay in Jineystikada uu samaynayo Jozef ay tahay mid maskaxdaada ka weyn dadkana qaar ay ku wareereen daawashada waxa uu samaynayo Jozef. Waxaana kasii daran sida uu dhulka lugaha ula helay kadib xawliga uu ku socdo.

Daawo:

Comments

comments

Category : VIDEOS.
« »

Comment: