Tag Archives: AMISOM Video Somalia

Shir looga hadlayo mustaqbalka AMISOM oo lagu qabtey Nairobi + Video

Bartamaha Nairobi — Shir looga hadlayay mustaqbalka AMISOM ee sii joogitaankooda Soomaaliya ayaa lagu qabtey magalada Nairobi ee caasimadda Kenya halkaas oo kazoo qeyb galeen deeq bixiyaasha caalamiga, Dowladada Soomaaliya, Hey;adaha daneeya arimaha Soomaaliya iyo ardayda Soomaalida ee wax ka barata … read more »

Posted in Featured | Tagged | Leave a comment