Author Archives: Staff

About Staff

Staff waa Weriye kasoo warama Magaalada Muqdisho, wuxuuna wax ka qoraa Arrimaha Siyaasadda, Arrimaha Bulshada iyo Ciyaaraha.

Tahriibayaal ubadan soomaali oo laga soo badbaadiye xeebaha Talyaaniga

Inta laxaqiijiye 116 Ruux oo sida la sheegay u badan Tahriibayaal Soomaali ay Ciidamada Ilaalada Xeebaha Talyaaniga ka soonbadbaadiyeen Xeebta Siisali. Sida ay qortay Wakaalada Wararka ee AFP ayaa waxaa ay shacisay sabtidii ilaa iyo in kabadan 200 oo tahriibayaal … read more »

Posted in Featured, Hot Now | Leave a comment

Axmed diiriye:” Waa in la horkeenaa cadaalada askartii AMISON ay geysatay kufsiga”

Afhayeenka Odayaasha Dhaqanka ee Beelaha Hawiye Nabadoon Axmed Diiriye Cali oo la hadlay bahda ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay in Ciidamada Dowladda Soomaaliya ay Haweney Soomaaliyeed u qafaalaan Ciidamada Nabad ilaalinta u jooga gudaha Soomaaliya ee AMISOM uuna ku … read more »

Posted in Featured, Latest Somali News | Leave a comment

kufsigii lagu eedeeye ciidamada AMISON intuu ku danbeeyaa?

Waxaa todobaadyo ka hor ciidamada AMISON ay saldhigga ku leh xirada Maslax ee magaalada muqdisho lagu eedeeyo in ay kufsadeen haweeneey soomaaliyeed ku nool halkasi ayadoona baaritaan ku aadan arinkaa maalmihii ugu danbeeye lawaday islamarkaan ilaa iminka aan lasheegin halka … read more »

Posted in Featured | Leave a comment

Askari lagu dilay isgooska siinaay ee magaalada muqdisho

Askarigaaan ayaa waxa uu ahaa kuwa loo yaqaano Nabad sugida kuna libisnaa tuulaha lagu yaqaano ciidanka nabad sugida ayaa waxaa lagu dilay isgooska siinaay ee magaalada muqdisho xilli uu taagnaa mee u dhaw maqaahi halkaa ku taalo. Askariga aya waxaa … read more »

Posted in Featured, Latest Somali News, Wararka Maanta | Leave a comment

Dowladda oo kahadashay kusfi lagu eedeeye ciidamada AMISOM

Dowladda fidraalka soomaaliya ayaa ka hadashay kufsi lagu eedeeye in ay qeyb-ka ahaayeen ciidamada AMISON xilli tobodobaadyo kahor kufsi loogu geystay haweeney soomaaliyeed xirada Maslax ee Magaalada muqdihsho halkaasi ay ku sugan yihiin ciidamada dowladda isa uu sheegayo warkasoo baxay … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Kenya oo xabsi ku xukuntay burcad-badeed Soomaali ah

Maxkamad ku taala magaalo xeebeedka dalka Kenya ee Mombasa ayaa ku xukuntay sagaal burcad badeed Soomaliya min shan sano oo xabsi ah, kadib markii la sheegay inay afduubeen markad laga leeyahay dalka Germany, isagoo marayay gacanka cadan bishii March 2009. … read more »

Posted in Featured, KENYA, Latest Somali News, Wararka Maanta | Leave a comment

Al-shabaab oo siidaayay Kenyaati afduub ay u heysteen

Labo sarkaal oo ay afduubeen ciidamada Alshabaab intii lagu gudo jiray weerar ka dhacay waqooyi bari dalka Kenya sanadkii lasoo dhaafay ayaa lasii daayay, sidaasina waxaa ku dhawaaqay madaxtooyada dowlada Kenya. “Labo Kenyan ah oo ay afduubeen Alshabaab 11 Janaayo … read more »

Posted in Featured, KENYA, Wararka Maanta | Leave a comment

Madaxweyne xasan sheikh oo saxafiyiinta ugu baaqay in ay soo gudbiyaan caqabadaha soo wajaho

adaxweynaha Jamhuuriyadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Shalay ka qeyb galay kulan uu soo qaban qaabiyay afhayeen Madaxweynaha Eng Yariisow kaasi oo ahaa kulan wadi tashi ah waxaan kasoo qeyb galay Agaasimayaasha iyo Wariyaasha ka howlgala warbaahinta madaxa … read more »

Posted in Featured, Wararka Maanta | Leave a comment

Laba askari oo lagu toogtay suuqa bakaaraha

dilkaan manta ka dhacay suuqa weyn ee bakaaraha ayaa waxa uu ahaa dil qorsheysan oo ay fuliyeen kooxo ku hubeysan buskoolado oo aan lagaraneyn cidda ay ka tirasan yihiin. labadaan askari oo ayaa wax ay marayeen meel aan sidaa uga … read more »

Posted in Featured, Wararka Maanta | Leave a comment

Deg–deg: Qarax qasaaro geystay oo kadhacay Dagmada Xamar-weyne ee Gobolka Banaandir

Qaraxaan ayaa waxa uu ahaa mid gilgilay guud ahaan dagmada Xamarweyne iyo dagmooyinka ku teesan ayadoo qaraxa la sheegayo in uu geystay qasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawc. Ilaa hada lama ogo qasaaraha dhabta ah ee ka dhashay qaraxaasi aydoona … read more »

Posted in Featured, Latest Somali News, Wararka Maanta | Leave a comment

Dowladda oo ka warbixisey Warbixintii UN Monitoring Group

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa wallaac ka muujisey warbixintii ay dhowaan guddiga dabagalka Xayiraadka Hubka Soomaaliya iyo Eretria oo khaladaad fara badan oo qaarkood iska horimaanaya iyo arrimo aan sax aheyn ay key jireen, kuna baaqay in wadatashi lala sameeyo dowladda … read more »

Posted in Featured, Wararka Maanta | Leave a comment

Midawga Yurub oo ku baaqay in wadamada dariska ah ay ka qeyb-qaataan xasilinta Soomaaliya

Midowga Yurub ayaa ugu baaqay dalalka dariska la ah Soomaaliya inay kaalin ka qaataan xasilinta iyo wada-hadallo Siyaasadeed oo Soomaaliya ka dhaqan gala. Warbixin ka soo baxday Golaha Arrimaha dibadda ee Midowga Yurub ayaa lagu muujiyay muhiimadda uu daris wanaagga … read more »

Posted in Featured, Wararka Maanta | Leave a comment

Waxtarka timirta oo la ogaaday in ay faa’iidooyin kujiraan (Cilmi Baaris)

Qubaro Soomaaliyeed ayaa waxa ay isku raaceyn in ay Timirto leedahay nafaqo aad badan ayagoona sheegay in ay xoojiso murqaha iyo dareemaha jirka kana ilaalisaa gabownimada deg–degga ah. C.RISAAQ GAARANE oo kamid ah qubarada baaritaanka ku sameeye arintaan ayaa webka … read more »

Posted in Bartamaha Forum, Featured, Latest Somali News, Wararka Maanta | Leave a comment

Maamulka Gobolka Banaadir oo si kulul ula hadlay gudoomiye-yaasha dagmooyinka

Iyadoo maalmihii dambe Amaanka magaalada Muqdisho uu ahaa mid aan la isku haleyn karin islamarkaana ay kasocdeen dilal qorsheysan iyo qaraxyo kala duwan ayaa waxa hadana arintaasi ka hadlay maamulka dawlada Hoose. C/kaafi Hilowle Cusmaan oo ah Xoghayaha Dawlada Hoose … read more »

Posted in Featured, Hot Now, Wararka Maanta | Leave a comment

Ethopia oo sheegtay in ay cadeemo u heysto in Eritrea ay taageerto Al-Shabaab

Tedros Adhanom oo ah wasiirka arimaha dibada dalka Ethiopia ayaa sheegay in ciidamadiisa ay ka baxeen magaalada baydhabo, isagoo arinta ka bixitaanka ku micneeyay in amaanka Soomaaliya uu soo hagaagayo oo ciidamada dowlada ay awoodaan inay la wareegaan sugida amniga. … read more »

Posted in Bartamaha Forum, Featured, Photos, Wararka Maanta | Leave a comment

Arin naxdinleh oo ka dhacday Magaalada Jowahar, Toloow maxay tahay? Gabar la…….

Magaalada jowhar ee xarunta shabeelada dhexe ayaaaa habeenimadii xalay lagu arkay arin aad u naxdin badan oo aan horay magaalada looga arag ayadoona gabar da’deeda lagu qiyaasay 25jir la kufsaday hadana lagu gooracay. dadla magaalada oo qaarkood lahadlay bahda saxaafada … read more »

Posted in Featured, Hot Now, Latest Somali News, Wararka Maanta | Leave a comment

Fiqhi: ” Waxaan wadnaa dadaal aan uga maarmeyno ciidamada Shasheeye”

Wasiirka Gaashaandhiga xukuumadda Soomaaliya C/xakiin Maxamuud Xaaji Fiqi ayaa waxa uu sheegay in ay wadaan tababar iyo qalabeyn lagu sameenayo ciidamada Dowladda Soomaalia si ay uga kaaftoomaan gacmaha shisheeye mar uu lahadlaye laanta Afka Soomaaliga ee BBC-da.. Fiqi waxa uu … read more »

Posted in Featured, Wararka Maanta | Leave a comment

Dr. Baadiyoow: “amaanka dalka Soomaaliya waa uu liitaa”

Maalmihii ugu danbeeye ayaa waxa ay kulamo gaar gaar ah ka dhacayeen Magaalooyinka Kampala iyo Nairobi kuwaa ay ku shirayeen Siyaasiyiin Soomaaliyeed oo kala duwan ayaa qaarkood Dowladda federaalka Soomaaliya ku eedeyay in ay ka gaabisay waxyaabihii loo idmaday. Dr … read more »

Posted in Featured, Hot Now, Latest Somali News, Photos, Warar Kale [ Other News ], Wararka Maanta | Leave a comment

Siyaasiyiin dhaliilay dowladda Soomaaliya, Maxay tahay Sababta??

Siyaasiyiinntan ayaa waxaa horboodayo Dr C/raxmaan Macallin Baadiyow oo ka mid ah Siyaasiyiinta Soomaaliyeed asagoona sheegay in ay kulan ku yeesheen Magaalada Kampala ee Xarunta dalka Uganda , Kulankaasina ay ku salaamayeen Madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmedd balse waxa uu … read more »

Posted in Featured, Photos, Wararka Maanta | Leave a comment

Madaxda Midowga Yurub oo Malta uga digtay in ay dib u celiso qaxootiga Soomaaliyeed

Maxkamada xuquuqul insaanka ee midowga yurub ayaa fara gelin deg deg ah ku sameysay arinta Malta ay ku joojisay in Qaxootiga Soomaaliyeed iyo kuwa kaleba ay galaan dalkeeda iyadoo kuwa haatan dalkaasi ku sugan dib loogu soo celinayo dalka Libya. … read more »

Posted in Latest Somali News, Wararka Maanta | Leave a comment