Author Archives: Staff

About Staff

Staff waa Weriye kasoo warama Magaalada Muqdisho, wuxuuna wax ka qoraa Arrimaha Siyaasadda, Arrimaha Bulshada iyo Ciyaaraha.

Dowladda Turkey oo ka qeyb-qaadaneyso dhismaha ciidamada Soomaaliya iyo Waxbarashada

Dowladda Turkiga ayaa balan qaaday dhismaha iyo tayeynta ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed, oo mudadii dalka bur-bursanaa aan helin tababar wanaagsan. Sida uu sheegay afhayeenka Xukuumadda Soomaaliya Ridwaan Xaaji Cabdi Wali, kulan ka dhacay dalka Turkiga oo ay wada qaateen Ra’iisul … read more »

Posted in Bartamaha Forum, Featured | Leave a comment

dowladda Maalta oo qorsheyneysa in ay dib usoo ciliso qaxootiga Soomaaliyeed

Wasiirada hormarinta bini’aadinimada u qaabilsan dalkaasi haweeneeda lagu magacaabo Roberta Metsola ayaa waxbixin ay soo saartay maanta oo arbaca ah ku sheegay in ay qorsheenayaa in ay dib u celiyaan qaxootiga soomaaliyeed ee in muda ah ku sugnaa dalkaasi. Wasiirada … read more »

Posted in Ciyaaraha [ Sports ], Featured, Wararka Maanta | Leave a comment

Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo Odayaal kasoo jeeda Bay iyo Bakool oo Baydhabo kulamo ku yeeshay

Prof. Maxamed Sheekh Cismaan “Jawaari”  Gudoomiyaha Baarlamaanka Dowladda Firdaalka Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa waxa ay kulamo la leeyihiin waxgaradka iyo odayaasha Bay iyo Bakool sida uu saxaafada u sheegay  Shariif … read more »

Posted in Featured | Leave a comment

Shiikh Soomoow oo dib u helay xuriyadiida kadib markii la xeray

Sheekh C/qaadir Soomow oo ka mid ah Masuuliyiinta Ahlusunna Waljamaaca oo Shalay ay xireen Ciidanka Booliiska dowladda ayaa la sii daayay. Sheekha oo markii la sii daayay maanta waxa uu lahadlay bahda saxaafada asagoona sheegay in uu u maleynayo sababta … read more »

Posted in Bartamaha Forum, Featured, Latest Somali News, Most Watched, Selected Speeches of Siad Barre, Wararka Maanta, Wargelin Show | Leave a comment

Burcad badeed Soomaali ah oo maanta lagu maxkamadeenayo Tanzania

Maxkamadeena burcad badeeda soomaalida ah oo gaaraya ilaa Todobo (7) Ruux ayaa waxa ay timid kadib markrii loga shakiyay falal Burcad badeednimo. Dhalinyarada Soomaalida ee lagu maxkamadeynayo dalka Tanzania ayaa kala ah Maxamed Nuur Aadam, Bashiir Yuusuf Rooble, Muxsin Sheikh … read more »

Posted in Featured, Latest Somali News, Wararka Maanta | Leave a comment

Shirkad laga leeyahay dalka Turkiga oo maanta si rasmi ah ula wareegeysa maamulida garoobka Mogadishu

Shirkadaan laga leeyahay dalak Turkiga ayaa waxa ay maanata si rasmi ah ula wareegeysaa maamulida garoonka magaalada Muqdisho ee caasimada dalka soomaaliya Shalay waxaa Magaalada Muqdisho ka dhacay kulan ballaaran oo uu Wasiirka warfaafinta Soomaliya la qaatay masuuliyiinta Shirkada SKA … read more »

Posted in Featured, Wararka Maanta | Leave a comment

AMISON oo il-gooniyaa ku heydo shirka ka furmayo Brussels

Afhayeenka AMISON Korneel Cali Aadan Xumad oo maanta Magaalada Muqdisho ee caasimda dalka Soomaaliya ku qabtay shir jaraa’id ayaa waxa uu kaga hadlay arimo fara bdan iyo waliba shirka dhawaan ka furmi doonno Magaalada Brussele ee dalka Belgium-ka. Korneel Xumad … read more »

Posted in Featured, Hot Now, Latest Somali News, Most Watched, Wararka Maanta | Leave a comment

Ciidamada Naafada Xooga dalka Soomaaliya oo ka cabanayo dhibaato nolol xumo

Afhayeenka Ciidamada Naafada Xoogga Cabdullaahi Kirshbooy ayaa mar uu hadalaye bahda saxaafada u sheegay in ciidamada naafada xooga ay qabaa dhibaatooyin kala duwan oo dhanka nolosha ah. Ciidamadaan ayaa waxa ay ku wax yeeloobeyn dagaalkii 77 ayagoona ku jira Isbitaalka … read more »

Posted in Featured, Wararka Maanta | Leave a comment

Mareekanka oo sheegay in dilka Abuu-mansuur Al-imriik ay sax noqon karto

Dowlada Maraykanka ayaa sheegaty in Wararka sheegay in laqaarijiyar Umar Shafik Xamami oo loo yaqaano AL-Mansuur Al-Amriki la dilay ay Macquultahay ayna tahay Warar la aaminikaro. Dhanka kale Afhayeenka Waaxda Arimaha Dibada dalka Maraykanka Marie Harf ayaa yiri: “Maraykanka ayaa … read more »

Posted in Featured, Hot Now, Wararka Maanta | Leave a comment

Masuuliyiin ka tirsan dowladda oo kusii qul-qulayo dalka BELGUIMKA

Dalka Belguimka caasimadiisa Brussels ayaa waxaa kusii qul-qulaya xubnaha Soomaalida ee ka qeybgalaya shirka arimaha Soomaaliya ee dalkaasi ka dhacaya. Hogaamiyaha Maamulka Jubba Sheekh Axmed Maxamed Islam Axmed Madobe ayaa uduulay Magaalada Nairobi ee dalka Kenya,halkaasi oo lasoo sheegayo inuu … read more »

Posted in Featured, Wararka Maanta | Leave a comment

Ururka Midowga yurub oo Rajo Ka qaba shirka arimaha Soomaaliya ay kadhacayo Brassels

Shirkaan ayaa wasxaa kasoo qeyb-gili doonno hey’adaha deeq bixiyayaasha Caalamka iyo Dowladda Fidraalka Soomaaliya ayadooba lagu kala saxiixan doonno maalinta isniinta ah qorshe muddo saddex sano ah kaasi oo dib loogu dhisayo dalka Soomaaliya sid ay qortay wakaalada wararka ee … read more »

Posted in Featured, Wararka Maanta | Leave a comment

Nabadoon Caan ah oo Kismaayo lagu dilay

wararka ka imaanaya Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubadda hoose ayaa sheegaya in kooxo hubaysan ay Magaaladaasi ku dileen Nabadoon caan ka ahaa Magaalada. Raga hubaysan ee dilka geystay ayaan la ogeyn cida ay yihiin iyo halka ay ka tirsan … read more »

Posted in Featured, Wararka Maanta | Leave a comment

Ra’isul wasaaraha Soomaaliya oo maanta muqdisho kusoo laabtay

Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyada Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa maanta dib ugu soo noqday Magaalada Muqdisho kadib markii uu safaro kusoo maray dalal ka tirsan caalamka. Ra’isul wasaaraha jamhuuriyada dalka Saacid ayaa waxaa garoonka Muqdisho kusoo dhaweeyay xubno kamid ah … read more »

Posted in Featured, Hot Now, Wararka Maanta | Leave a comment

Xulka England oo laga saaray Ciyaarihaano oo ku jiro Rooney

Xiddigaha Man Utd ee Weyne Rooney iyo Jones oo uu wehliyo daafacda Liverpool ee Johnson ayaa laga saaray xulka Ingiriiska ee ciyaari doona kulamada isreeb-reenka koobka adduunka toddobaadka soo socda. Rooney ayaa madaxa dhaawac kasoo gaaray isagoo seegay kulankii kooxdiisa … read more »

Posted in Ciyaaraha [ Sports ], Featured, Sports | Leave a comment

Arsenal oo baadi goob ugu jirto Demba BA

Kooxda Arsenal ayaa Chelsea u dirtay dalab ay si amaah ugu dooneyso weeraryahankeeda Demba Ba. Gunners ayaa ku dooneysa weeraryahankan reer Argentina amaah xilli-ciyaareedkan ah, balse waxay tartan kala kulmeysaa kooxda Roma ee dalka Taliyaaniga oo iyadana daneyneysa xiddiggan. Demba … read more »

Posted in Ciyaaraha [ Sports ], Featured, Sports, Wargelin Show | Leave a comment

Taliska taraafikada dowladda oo ku guuleystay furitaanka wadada gasho Airport-ka

Taliska ilaalada wadooyinka ee taraafikada ayaa ku guuleestay furitaanka wadadada gasha Garoonka diyaaradaha Muqdisho oo dhagxaan iyo biro waaweyn lagu gooyay. Taliyaha ciidanka ilaalada wadooyinka ee taraafikada Cali Xersi Barre Cali Gaab oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay inay qalad … read more »

Posted in Latest Somali News, Wararka Maanta | Leave a comment

Masuul katirsan dowladda oo sheegay in arinta Kismaayo ay tahay caqabad laga soo gudbay

Xildhibaan Jaamac Maxamed Maxamuud oo kamid ah Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay heshiiskii Dowladda Soomaaliya ay la gashay maamulka Jubba. Wuxuu sheegay Xildhibaanka inay wanaagsan tahay in Dowladda Soomaaliya ay dedejiso arimaha Magaalada Kismaayo,maadaama muddo sanad ah ay soo jiitamayeen … read more »

Posted in Featured, Latest Somali News, Wararka Maanta | Leave a comment

Ethiopia oo sheegay in ay hishiiyeen Dowladda iyo Maamulka Axmed Madoobe

war uu Barta Twitterka soo dhigay Wasiirka arimaha dibada dalka Ethiopia Dr Tadros Adhoman,wuxuu ku xaqiijiyay in heshiis rasmi ah ay gaareen Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Jubbaland,kuwaasi oo ku heshiiyay Magaalada Adis-ababa shalay. Wuxuu sheegay wasiirka arimaha Dibada Ethiopia … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

Dagaal ka qarxay magaaladda Kismaayo ee maamul goboleedka Jubbooyinka

Xakarada Shabaab ayaa waxa ay ku qaadeen dagaal gaadmo Garoonka Magaalada Kismaayo halkaa oo uu fadhigooda ahaa Ciidamo ka tirsan Kenya iyo Raaskambooni. Dagaalka ayaa waxa uu dhex maray ciidamada Kenya iyo kuwa Raaskambooni oo isku dhinaca iyo Alshabaab asagoona … read more »

Posted in Featured, Latest Somali News | Leave a comment

Shirkii ka soconaye Adis Ababa oo la filayo in uu maanta soo gabagaboobo

Shirkaani ayaa waxaa marti gilinaaye Dowladda Ethiopia ayadoona lagu hishiisiinaye Maamul-goboleeedka Jubbaland iyo Dowladda fidraalka Soomaaliya ayadoona intiisa badan la isku af-gartay qodoba badan kasoo baxay shirka. Axmed Madoobe oo horay u sheegtay in uu yahay Madaxweynaha Jubbaland ayaa la … read more »

Posted in Featured, Latest Somali News, Wararka Maanta | Leave a comment