Calendar

Jeneral Cabdixakiim Daahir Saciid oo la kulmey saraakiisha Booliska [SAWIRO]

Taliyaha cusub ee booliska Soomaaliya Jeneral Cabdixakiim Daahir Saciid ayaa kulan wayn waxa uu kula qaatay xarunta iskool Boolisiya ee magalada Mogadishu, saraakiisha ciidamada booliska oo ka wada hadleen arimaha amaanka iyo isbadalka lagu sameyay hogaanka sare ee taliska.

Jeneral Cabdixakiim Daahir Saciid oo wehliyey taliyaha cusub ee nabad-sugida Bashiir Maxamed Goobe, taliyihii hore ee Booliska Shariif Sheekhuna Maye ayaa is war dhaafsadeen taliyaasha kala duwan ee booliska, kuwaas oo taliyaha cusub uga waramay xaaladda amaanka guud ee dalka.

SAWIRO

Comments

comments

Category : Photos, Wararka Maanta.
« »

Comment: