Calendar

Amisom oo gawaari looga gubay Dagaalkii Muqdisho (Daawo Sawirada).

K112Bartamaha (Muqdisho):- Amisom ayaa maanta Dagaalkii ka dhacay Muqdisho waxaa looga gubay gawaari nuuca dagaalka ah o dagaalka ka qeybgalayay.

Amisom ayaa waxaa maanta ka gubtay gaari nuuca Dagaalka ah iyo gaari nuuca Gagafka ah oo Miino ay kala dhex qaraxday god ay qoteen Alshabaab si aan loo soo dhaafin.

Saraakiisha Alshabaab ayaa waxaa ku guulaystay in ay soo bandhigaan gaari nuuca Dagaalka ah oo gubanaya iyo Gaari nuuca Cagafka ah oo god ku dhacay ka dibna Miino ay la qaraxday.

Amisom wax hadal ah lagama haayo waxaana Alshabaab ay bogga ay leeyihiin ku soo bandhigeen muuqaalka gawaaridii ku gubatay Dagaalkii maanta ka dhacay Wadada Xeebta Liido.

Daawo Sawirada:-

K11

K13

K12

K16

K15

Xigasho:-Al-Kata’ib.com

Xafiiska www.Bartamaha.Com

Muqdisho-Somalia

Comments

comments

Category : Featured, Photos, Wararka Maanta.
« »

Comment: