Scroll to Top

Editor

Mohamed Mascuud is the Editor in Chief of www.Bartamaha.com and a Contributor to Soomaalo.com. Mascuud is a Young and talented Somali Journalist.

Waxaa xafladan Suurta geliyey makhaxida weyn ee SafaariEx oo ugu tala gashay in ay shucuubta soomaalida tusaan dadka ay la degan yihiin iyagoo ka faaiidaystay maalinta xornimada xaflad weyna soo qaban qaabiyey oo loo xidhay suuga weyn oo loo yaqaan Midtown Exchange soona bandhigay hidihii iyo dhaqankii heesihii wadaniga ahaa iyo dad cod kar ah oo u gudiya dadka martida...Continue reading »

Magaalada Minneapolis oo lagu soo abaabulay Mudaharaad lagaga soo horjeedo Maamulka Al Shabaab iyo Ururka CAIR waxaa soo qaban qabiyeye Somalida ku dhaqan Minneapolis, MN oo ay hogaminayaan Madaxda bulshada MN oo ka  mid yahay Abdirisaaq Bixi ...

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland oo wiigan ku sugnaa Maraykanka ayaa Bulsha weynta Soomaaliyeed ee ku dhaqan Minnesota kala Qayb qatay Xusidii Xorinimada ama maalintii Xornimada Soomaalidu ka qadatay Gumaystayaashii haystay. ...

Ururka PDF oo maant warsaxafadeed ku qabtay Magaalad Minneapolis, MN iyagoo kaga hadalaya imaansha madaxweyna Puntland Mr. faroole iyo waxyabaha u diyaarsan markuu ka soo dego eeriboodka. ...

Shirkii ugu horeyey ee ay qabato PDF ururka marka la soo gaabiyo loo yaqaan magacaas marka kalena ah Puntland Diaspora Forum oo ah urur loogu tala galay qurba joogta reer P/land ...

Alla ha u naxariistee Qunsilkii C/kariin Laqanyo oo wiigan lagu dilay magaalada Baladweyn wiigan waraysigii ugu danbeyey ee uu siiyeye Wiilwaal oo ka tirsan Saxafada Bartamaha oo tabanayay dhul badan oo ay ka mid tahay xiriirka ka dhexeeyey isaga iyo wadaad sidaan wada ognahayba wuxu Laqanyo ku dhintay wiigan magalada B/weyn oo isaga iyo madax badan oo Huteel degan lagu...Continue reading »

Banaan baxa lagag soo horjeed jeedo uruka CAIR oo ah urur isku daya in uu u dagaalamo dadka ay Dolwada Maraykanku ku soo xadgudbaan kana koobaan kooxo sharci yaqaan ah oo Muslimiinah una badan Arab ayaa waxaa mudaharaad ku soo qaday qaad ka mid ah waalidiinta ay caruurtu ka maqan yihiin. Qasatan Abdirisaaq Bixi iyo Cismaan Ahmed oo ah walidiintii dhalay...Continue reading »

 Xaflad si qurux badan loo soo agaasimay ayaa ka dhacday magaalada Minneapolis, Minnesota. Xafladaas ayaa u jeedadeedu ahayd taageero. Hadaba akhristow waxa laga yaabaa in aad isweydiiso waa maxay taageeridu. Hadii aad la socoto Soomaalida websaatyadeeda waxa isbuucii hore ka dhacay Minnesota xaflad lagu soo bandhigay in lagu dhawaaqo urur ka shaqeeya siyaasad.  Haddaba,...Continue reading »

Somali Voices Radio oo waraysi la yeelatay Abdirsaaq Bixi oo ka mida ah waalidiinta Caruurtooda la waayey,  Maantana la soo sheegay in ladilay wiilkii uu abtiga u ahaa Burhaan Xasan, Abdi Rooble oo ah sawir qaade hatana ka wadan shaqo Xeryaha qaxootiga ee Kenya june 19 keeda waxay ka samaynayaa kaalomo dad kaas wax loogu ururinayo, iyo AbdihakinBR oo war bixin ka siinaya...Continue reading »

Mustafa is in Grade 7 at Nelson Mandela Park Public School in Regent Park. This poem, “A Single Rose,” earned him a standing ovation at the Hot Docs film festival. Video Randy Risling, Tara Walton. (June 5, 2009)   ...

Waxaa noo suurta gashay in aanu Cumar jamaal ka waraysano Mid ka mida caruurtii Soomaaliyeed oo ka haajirtay Minneapolis oo ku dhintay Soomaaliya. ...

Ururka Horn of Africa  Community Development waxay ku howljiraan in ay dhisaan Rugta kaydka Bawaagta iyo Cilmibaarista oo laga furi doono Magaalada Galkacayo waxay qabteen xafladii ugu horaysay ee ay ku raadinayaan lacagtii lagu dhisilahaa Rugtaas cusub waxay u bahan tahay rugtaasi lacag gaaraysa $70,000. waxaa xafladaas nooga qayb galay Mahamed (wiilwaal) wuxuuna...Continue reading »

Iyadoo dagaalo xoogan ay maalmihii ugu danbeeyay ka soconayeen qaybo kamid ah magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ayaa waxaa si wayn uga soconaya magaalada, Barakac baahsan oo dadka rayidka ah ay uga cararayaan dagaaladaasi Hay’ada Oxfom ayaa bayaan ay soo saartay ku sheegtay in dad aad u farabadan ay ka barakecen dagaaladii ugu danbeeyay ee ka dhacay magaalada...Continue reading »

Waxaa noo suurta gashay in aanu waraysi la yeelano nin ka mida raga tiirarka u ah Fanka iyo Suugaanta Soomaaliyeed waa Cabdixakiin Cirday oo loo yaqaan BR waa qoraa, qaabeeye, Jilaa, Majaajiliiste iyo weliba qaababkale oo uu fanka ku soo bandhigo waxaa waraysigan idiin soo wada gudbinaya bahda Bartamaha iyo Studio ga Somali TV MN waxaa waraysiga ka qaday Weriyahayahga...Continue reading »

A native of Rochester, New York, writer, activist, and educator Amir Sulaiman is a member of Goodestuff Entertainment, an Atlanta based collective providing culturally relevant programming. With a political consciousness that is profound without being preachy and stately without being stand-offish, Sulaiman has garnered the respect of such notables as Kevin Powell who...Continue reading »

Ma la socotaa in Hay’ada Caafimaadka ee Gobolka Minnesota ay sheegtay in caruurta Soomaalida ee Minnesota ku dhaqani in badankooda laga helay Cudurka Autism-ka kaas oo ka badala dabeecada carruurta wax weyn iyo weliba xaga maskaxda. Waxaan ka waraysanay Abdisalaan  SAAFMN  www.saafmn.com ...

Soomalida degan gobolka Minnesota ayaa tiradooda lagu qiyaasaa in ay ka badan yihiin ilaa todobaatan kun oo qof, hadana aan lahayn ururo siyaasadeed oo badan. Xaflad si qurux badan loo soo agaasimay ayaa ka dhacday maanta 05/30/09, saacada markay ahayd afartii galabnimo, qolka shirarka ee Taj-Mahal ee ku yaala Ceder iyo Lake Street meesha ay iska gooyaan. Xafladan oo ay...Continue reading »

Event Date: May 20, 2009 Event Type: NPC Newsmaker Time: 10:00 AM Sponsored by: Newsmakers Committee Event Location: Broadcast Center Studio A Details: Ambassador ROBERT OAKLEY, Former two-time U.S. Special Envoy to Somali and Mr. OMAR JAMAL, Executive Director, Somali Justice Advocacy Center, will discuss THE TARGETING OF YOUNG SOMALI IMMIGRANTS IN THE U.S. BY TERRORIST...Continue reading »

Minneapoli, MN Shir lagu qabtay magaalada Minneapolis, MN oo loogu magac daray Codadka Somalida Minnesota, Shirkan waxaa soo qabanqaabiyey ururada dhalinyarada ee ka jira Minnesota muhiimada shirkani waxay ahyd in ay Somalidu meel uga soo wada jeedsata dhibta ay saxafada goblku ku hayso Somalida. Sidaan ognahayba waayadan dabe waxaa il xun lagu fiirinayey bulshada Soomaaliyeed...Continue reading »

      Bahda Bartamaha waxaa usuurto gashay in ay sadcaal u aadaan Gobolka Texas. Magaalada Dallas iyo nawaaxigeeda intaan sodcaalka ku jiray waxaa ii suurto gashay in aan waraysi la yeesho Duqa magaalada Irving, TX .               ...