Calendar

AUN Laqanyo waraysigii ugu danbeyey ee uu siiyey Wiilwaal (Bartamaha)

laqanyoAlla ha u naxariistee Qunsilkii C/kariin Laqanyo oo wiigan lagu dilay magaalada Baladweyn wiigan waraysigii ugu danbeyey ee uu siiyeye Wiilwaal oo ka tirsan Saxafada Bartamaha oo tabanayay dhul badan oo ay ka mid tahay xiriirka ka dhexeeyey isaga iyo wadaad sidaan wada ognahayba wuxu Laqanyo ku dhintay wiigan magalada B/weyn oo isaga iyo madax badan oo Huteel degan lagu qaxiyey Bam Qarax oo ay halkaas ku geeriyoodeen Samir iyo iimaan alla ha ka siiyo Ehelkiisii iyo Asxaabtiisaba

Halkan ka dhegayso

Hawlihii uu waday Laqanyo AUN waxaad ka daalacan kartaa Website kiisii

Kudhifo Halkan

Comments

comments

About Editor

Abdullahi Mu'min is the Editor in Chief of www.Bartamaha.com and a Contributor to Wargelin Show. Mu'min is a Young and talented Somali Journalist.
Category : Featured, Wararka Maanta, Waraysi [ INTERVIEWS ].
« »

Comment: