Calendar

Xafladii Maalinta Xornimada Soomaaliyeed MPLS, MN

4991_98311323629_505698629_1886162_2490922_nWaxaa xafladan Suurta geliyey makhaxida weyn ee SafaariEx oo ugu tala gashay in ay shucuubta soomaalida tusaan dadka ay la degan yihiin iyagoo ka faaiidaystay maalinta xornimada xaflad weyna soo qaban qaabiyey oo loo xidhay suuga weyn oo loo yaqaan Midtown Exchange soona bandhigay hidihii iyo dhaqankii heesihii wadaniga ahaa iyo dad cod kar ah oo u gudiya dadka martida ah xushamda iyo taariikhda Soomaalida.

 

Comments

comments

About Editor

Abdullahi Mu'min is the Editor in Chief of www.Bartamaha.com and a Contributor to Wargelin Show. Mu'min is a Young and talented Somali Journalist.
Category : Featured, Minnesota, VIDEOS, Wararka Maanta.
« »

Comment: