Calendar

Maxaad ka taqaan C/xakiinBR? (Waraysi)

n1547623760_120042_6563291-copy-copyWaxaa noo suurta gashay in aanu waraysi la yeelano nin ka mida raga tiirarka u ah Fanka iyo Suugaanta Soomaaliyeed waa Cabdixakiin Cirday oo loo yaqaan BR waa qoraa, qaabeeye, Jilaa, Majaajiliiste iyo weliba qaababkale oo uu fanka ku soo bandhigo waxaa waraysigan idiin soo wada gudbinaya bahda Bartamaha iyo Studio ga Somali TV MN waxaa waraysiga ka qaday Weriyahayahga MN Mahamed (Wiilwaal).

Comments

comments

About Editor

Abdullahi Mu'min is the Editor in Chief of www.Bartamaha.com and a Contributor to Wargelin Show. Mu'min is a Young and talented Somali Journalist.
Category : Featured, VIDEOS, Waraysi [ INTERVIEWS ].
« »

Comment: