Calendar

Baabuur Guri saaran (SAWIR)

Masiibada ku habsatay dalka Japan ayaa ah mid aan la soo koobi karin, waxayna taabatay aduunka oo idil.

Tsunamiga dalka Japan ka dhacay ayaa sababay in magaalooyin dhan oo taagnaa ay adduunka ka libdhaan oo maanta ay kasoo hareen alwaax jajaban iyo qashin.

Eeg sawirkan ku tusaniya baabuur saaran guri korkiisa.

gaari saaran meel

Comments

comments

Category : Photos.
« »

Comment: