Calendar

Baraf badan oo ku da’ay magaalada Columbus, Ohio

baraf badan

COLUMBUS, Ohio  – Baraf badan ayaa ka da’aaya magaalada Kolambas ee gobolka Ohaayo kaasoo sababay in iskooladii iyo shaqooyinka dowladda la joojiyo, Barafkan oo ilaa iyo maalinta arbacada da’aya sida la saadaaliyay ayaa waxaa lagu qiyaasayaa inuu gaari doono ilaa iyo 10″ (inch).

Hoos ka daawo sawiro aan idiinkaga soo qaadnay jidadka magaalada Kolambas.

Hoos ka daawo sawiro aan idiinkaga soo qaadnay jidadka magaalada Kolambas.

01

08

05

3

04

06

03

07


Comments

comments

Category : Ohio, The Story, Wararka Maanta.
« »

Comment: