Calendar

Bartamaha iyo Waayaha Cusub oo bisha Maarso hadiyad idiin haya (DAAWO HEES CUSUB)

waayaha cusub2Bartamaha — Dhallinyarada Waayaha Cusub oo aad uga barateen inay idiin soo gudbiyaan heeso casri ah ayaan waxaan go’aansanay anagoo ah qeybta madadaalada ee Bartamaha Media  inaan bisha Maarso ka dhigto bishii WAAYAHA CUSUB. Waxaan idiin soo gudbin doonaa Album Cusub oo aan horay loo arag laguna magacaabo Samriwaayay, todobaad walbana heeso ka mid ah albumkaas oo daawasho ah ayaan idiin soo tebin doonaa.
Album-ka Samriwaayay waxaa si wadajir ah usoo wada saaray Olol Films iyo Daalo Studio.

Hoos ka daawo heesta Dheeman oo aan idiin soo hormarinay maadaama bishii Maarso aan weli la gaarin (waa haysan weynay, jacayl aan shacabka Bartamaha u qabno awgeed)

Comments

comments

Category : VIDEOS, Wararka Maanta.
« »

Comment: