VIDEO: Safaaraddii hore ee Ingriiska Xamar yaa degan maanta
Sidaan la wada socono Dalka ingriiska ayaa dib uga furanaya Safaaradooda Magaalada Xamar, Inkastoo aynaan la socon goobta ay ka furan doonaan laakiin Safaaraddii hore ee Ingriiska ee Muqdisho ku taalay xaalkeedu waa sidee? ma reer baa degan mise Dukaamaa laga samaystay? bal aynu fiirsano Safaaraddii Ingriiska iyo xaalkeeda. Daawo [ Video: AFP ] More...
Siilaanyo ” Anagoo og Xasuuqii shacabkeena loogu geystay diyaaradaha, Malaga yaabo in aan ku noqon Soomaaliya ”
Madaxweynaha Soomaaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa khudbad dheer oo taariikhi ah ka jeediyay Munaasabada 18-ka May oo ku beegan 22 sano guuradii ka soo wareegatay markii Soomaaliland ay ku dhawaaqday More...
Duqa Magaala Toronto oo laga duubay Video isagoo Cocaine cabaya iyo Soomaalida duubtay oo iib ku doonaysa
Magaalada Toronto ayaa waxaa labadaan maalmood kaliya laga sheekaysanayaa muuqaalka laga duubay duqooda magaalada Toronto Rob Ford oo cabaya maandooriyaha Crack Cocaine. Waxaana arrintan xiise badan na geliyey More...










