Category Archives: VIDEOS

VIDEO: Kenyan bus attack kills 28; Al Shabaab claim responsibility

AL JAZEERA Al-Shabab fighters from Somalia hijacked a bus in Kenya’s north and killed 28 non-Muslims on board after they had been singled out from the rest of the passengers, police officials said. Two police officers said that the bus … read more »

Posted in Featured, Latest Somali News, VIDEOS | Leave a comment

Daawo Shirkii Hiigisga 2016 Denmark oo Madaxda Soomaaliyeed ay ka hadlayaan

Shirkan ayaa cinwaan looga dhigay ”’ SOMALIA’S NEW DEAL COMPACT, HIGH LEVEL PARTNERSHIP FORUM”” Waxaana ku sugan xubno kala duwan oo kala matala beesha caalamka iyo Soomaalida. Ujeedada shirka ayaa ah in looga xaajoodo isla markaana looga wadahadlo horumarka ka … read more »

Posted in Featured, VIDEOS, Wararka Maanta | Leave a comment

Wargelin Show Nov 19-25, 2014 Buuqa Dowladda Iyo Maxay Dhallinyaradu Banaanka Uga Taagan Tahay

WARGELIN SHOW Bartamaha – laa iyo hadda waxaa weli socda ismariwaagii siyaasadeed eek a dhex abuurmay Madaxweynaha Xasan Shiikh Maxamuud iyo raiisal Wasaarihiisa Cabdiweli Shiikh Axmed iyadoo labada garabba ay adeegsanayaan Xildhibaanada Dowladda. Barnaamijka Wargelin Show iyo Cabdisalam Caato Todobaadkan waxaa … read more »

Posted in Featured, VIDEOS, Wararka Maanta, Wargelin Show | Leave a comment

Xildhibaanada Mooshinka Diidan oo maalintii labaad “Qiirooday?”

Posted in VIDEOS, Wararka Maanta | Leave a comment

Video: Muqdisho oo lugu qabtay hub iyo gaari loo adeegsan jiray dilalka xildhibaanno iyo mas’uuliyin dowladda

Xafiiska Warqabadka Bartamaha Muqdisho Muqdisho — Magaalada caasimada ah ee Muqdisho waxaa ka socda howlgallo la sheegay in lugu raadinayo kooxo dilal kala gadisan geystay,waxaana howlgal si gaar ah loo sameeyay lugu qabtay hub iyo gaari loo adeegsan jiray dilalka … read more »

Posted in VIDEOS, Wararka Maanta | Leave a comment

The Fight Against al Shabaab (VICE Trailer)

Al Shabaab has been a threat to Somalia for almost a decade. In 2013, the group claimed responsibility for the Westgate Mall attacks in Nairobi, Kenya, where 67 people were killed. This signaled a shift in the scope of al … read more »

Posted in Featured, VIDEOS | Leave a comment

Wargelin Show Nov 12-18, 2014 Khilaafka Madaxweynaha & RW, ra’yiga Dadweynaha, Talo kusocota Madaxdeena

Barnaamijkeena todobaadkan wuxuu ku saabsan yahay xiisadda cakiran ee dhextaalla Xildhibaanada Baarlamaankeena, Madaxweynaha iyo Raiisal Wasaarihiisa iyo Soomaali weynta sugaysa in dalku horay u socdo. Barnaamijka Wargelin Show, waa Barnaamij Todobaadle ah oo aad u xiisa badan, kaasi oo mar … read more »

Posted in Featured, VIDEOS, Wararka Maanta, Wargelin Show | Leave a comment

Ra’yiga Dadweynaha: Khilaafka Baarlamaanka & Madaxdeena (WARGELIN SHOW Nov. 12-18)

Ra’yiga Dadweynaha: khilaafka Baarlamaanka & Madaxdeena (WARGELIN SHOW Nov. 12-18) Ka Qeyb Qaado oo Fikirkaaga ka dhiibo Barnaamijka Wargelin Show Todobaad walba. Wixii faahfaahin ah Booqo Boggena Facebook-ga. Barnaamijka Wargelin Show, waa Barnaamij Todobaadle ah oo aad u xiisa badan, … read more »

Posted in VIDEOS, Wararka Maanta, Wargelin Show | Leave a comment

Gudoomiyaha Baarlamaanka oo Fariin u diray shacabka Soomaaliyeed

Muqdisho (Bartamaha) Afhayeenka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sh. Cismaan Jawaari ayaa ka hadley buuqii iyo jaahwareerkii shalay (Nov. 11, 2014) oo hareeyey fadhigii Baarlamaanka, Jawaari ayaa sheegay in shacabku ku kalsoonaado baarlamaanka oo uu yahay mid dimoqraadi ah wixii dhacayna ay dunida … read more »

Posted in VIDEOS, Wararka Maanta | Leave a comment

Wargelin Show Nov 05-11, 2014 Khilaafka Madaxweynaha & RW, Ra’yiga Dadweynaha, Talo kusocota Madaxdeena

Bartamaha — Barnaamijka Wargelin Show iyo Cabdisalam Caato Todobaadkan waxaa lagu faalaynayaa Khilaafka soo ifbaxay ee soo kala dhexgalay Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud iyo Raiisal Wasaarihiisa Cabdiweli Shiikh, Ra’yiga Dadweynaha iyo siday u arkaan khilaafkan. Daadihiyaha Banaamijka Cabdisalaam Caato ayaa … read more »

Posted in Featured, VIDEOS, Wargelin Show | Leave a comment

VIDEO: Journalism is the frontline

A special episode to mark the International Day to End Impunity for Crimes against Journalists. Listening Post (Al Jazeera) In this special edition of the Listening Post we mark the first ever UN International Day to End Impunity for Crimes … read more »

Posted in Featured, VIDEOS | Leave a comment

Rebuilding Somalia: Can Somalia’s embattled president unite his country against the armed groups?

People and Power (Al Jazeera) In September 2014, we were invited by the president’s office to come and film in Somalia. President Hassan Sheikh Mohamud is heading up the latest in a series of short-lived administrations since the country’s descent … read more »

Posted in Featured, VIDEOS | Leave a comment

VIDEO: Somalia National University Reopens

Abandoned more than two decades ago, Somalia National University, located in the nation’s capital, recently reopened to students from across the war ravaged country. Ini Thompson has the story.

Posted in Latest Somali News, VIDEOS | Leave a comment

VIDEO: Denver Somali community says it’s under scrutiny

KUSA- It’s a local community, whose members say they have come under greater scrutiny in the past two weeks. Earlier this month, federal authorities said three teenage girls left their Denver-area home, and headed to Syria to join the militant … read more »

Posted in Diaspora, Featured, VIDEOS | Leave a comment

Madaxweynaha Soomaaliya oo furay shirka maamul u sameynta gobollada Koonfur-galbeed

Baydhabo (Bartamaha) Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u furay shirka maamul u sameynta gobollada Koonfur-galbeed Soomaaliya, oo galay wajigiisii saddexaad. Shirkan ayaa waxaa ka qaybgalaya guddoomiyaha baarlamaanka Somalia, Maxamed Sh. Cismaan Jawaari, xubno ka tirsan labada gole ee … read more »

Posted in Featured, VIDEOS, Wararka Maanta | Leave a comment

An Awesome two minute video of badass action scenes from movies

This two minute clip of action scenes from MovieClips Trailers is so badass that you’ll want to watch it again. Via: Movie Clips Trailers

Posted in Featured, VIDEOS | Leave a comment

Falanqeyn: Heshiiskii Dowladda Soomaaliya & Puntland, Oktoobareey Adaa Lahaa (Wargelin Show Oct. 22-29, 2014)

Barnaamijka Wargelin Show iyo Cabdisalam Caato Todobaadkan waxaa ku saabsan yahay Heshiiskii Dowladda Soomaaliya & Puntland ay bishan Oktoobar ku saxiixdeen magaalada Garoowe iyo sida shacabku uu u arkay, waxaa kaloo jiray heshiis kaas la mid ah oo dowladda Soomaaliya … read more »

Posted in Featured, VIDEOS, Wararka Maanta, Wargelin Show | Leave a comment

Wargelin Show Oct 17-23 Warbixin: Soomaalida Koowaad ee UK soo degta iyo Siyaado

Wargelin Show Oct 17-23 Warbixin: Soomaalida Koowaad ee UK soo degta iyo Siyaado. Wargelin Show is Produced by Somali Multimedia Organization (SMO)Bookings & Business Inquiries: [email protected]: https://www.facebook.com/wargelinshowTwitter: : https://twitter.com/AbdisalamAatoInstagram: https://instagram.com/AbdisalamAatoVlog Channel: http://www.youtube.com/bartamahaOfficial Wargelin Show Website:http://www.WargelinShow.com/Discussion & Dialogue provided byDialogue Xchange & Development Center (DXDSomalia)

Posted in VIDEOS, Wararka Maanta, Wargelin Show | Leave a comment

Shirkii Wadatashiga Garsoorka Soo Afjarmay Maanta (Video/Sawirro)

Muqdisho (BARTAMAHA) Shirkii wadatashiga ee looga hadlayey xeerarka garsoorka dalka ayaa maanta kusoo gebageboobay maanta magaalada Muqdisho Kulankan oo socday muddo shan maalmood ah ayaa inta uu socday lagu falan-qeeyey arrimaha garsoorka, xeerka maxkamadda distuurka iyo hirgalinta qorshaha dib-u-habeynta hay’adaha … read more »

Posted in VIDEOS, Wararka Maanta | Leave a comment

VIDEO: Qodobada Heshiiska Puntland Iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya

Garowe (BARTAMAHA) Shirkii Wada Xaajoodka Dowladda Puntland iyo Dowladda Federaalka Soomaliya uga socday ayaa soo gabagaboobay. Qodobada ka soo baxay shirka ayaa waxaa si wadajir ah u saxiixay Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ,Raysal Wasaaraha Dalka Soomaliya Cabdiweli Shiikh … read more »

Posted in Featured, VIDEOS, Wararka Maanta | Leave a comment