Calendar

C/wali Cali Gaas oo ka hadlay xaalada siyaasadeed ee Puntland

Rw-Gaas1Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya ayaa muujiyay inuu la dhacsanyahay go’aankii uu madaxweynaha Puntland C/raxmaan Faroole ku baajiyay doorashooyinkii dawladaha hoose kadib markii ay dhaceen rabshado uu dhiig ku daatay.

“Go’aan wanaagsan ayuu qaatay, waanan ogahay inay ku cuslayd joojinta doorashooyinka” ayuu yiri C/wali.

C/wali ayaa sheegay in xilligan aan laga hiraglin karin Puntland nidaamka axsaabta badan oo loo baahanyahay in wakhti dheer la siiyo lana soo dhiso xukuumad KMG ah oo samaysa Roadmap looga saarayo Puntland marxaladda adag ee soo food saartay.

Ugu dambayntiina C/wali ayaa ugu baaqay shacabka Puntland inay ku dhegaan xasiloonada iyo deganaanshaha oo uu sheegay in wax walba laga hormariyo.

 

Comments

comments

About News Editor

Hussein Omar is a general assignment reporter for Bartamaha News Services (a SMO Company), based in Mogadishu, Somalia bureau. Hussein Omar is thrilled to call the Mogadishu home, especially because he loves sunny weather and food he's also a big football fan. Hussein Omar contributed to Bartamaha for blogging about general and breaking Somali news topics. His posts have been archived for your reading pleasure! http://www.bartamaha.com/author/news-editor/
Category : Featured, The Story, Wararka Maanta.
« »

Comment: