Calendar

(Daawo) Cannes Film Festival Halkan ka fiirso

cannes-film-festivalWaxaa wiigan lagu jiro magaalada Cannes ee carrigaas Faransiiska ka bilowday Mahrajaanka Filimada ee ugu caansan adduunka ee loo yaqaano Cannes Film Festival kaasoo socon doona ilaa iyo 14ka bisha May.
Mahrajaankan oo ay isugu yimaaadaan dhamaan dadka ka shaqeeya iyo waliba dadka xiiseeya Filimaanta dunida waxaa lagusoo bandhigaa Filimaanta la is leeyahay sanadkan way ugu fiican yihiin, Filinka meeshaas lagu bilaabana wuxuu noqdaa mid caan baxa.

Haddaba Halkan riix si aad u daawato qeyb ka mid ah filimaanta lagu soo bandhigayo, Waraysiyo , Xayaysiimaha filimaantaas iyo Sawirada Jilayaasha aflaamta halkaas lagusoo bandhigayo.

Comments

comments

Category : Featured.
« »

Comment: