Calendar

Daawo Fanaaniinta reer London King Khaalid & Jeego oo heeso macaan qaadaya (VIDEOS)

Fanaaniinta reer London ayaa codadkooda hallaasiga ah ugu raaxeeyay dadweynaha reer Kiinya iyadoo aad loola dhacay kala dambaynta iyo is xushmaynta ka dhex muuqatay fanaaniintaan aadka u da’da yar.

khaalidSoomaalo Concert Series ayaa ah Barnaamij ay idiinkugu talo galeen Web-ka dhallinyarada Soomaaliyeed ee Soomaalo.com , SCS ayaa loo sameeyay xafladaha Heesaha fanaaniinta Soomaaliyeed si aad uga daawato internet-ka, waana xaflad u gaar ah (dhanka internetka) dadka soo booqda kana midka ah Soomaalo.com.

DAAWO HEESAHA FANAANIINTA REER LONDON [ RIIX HALKAN ]

Daawo King Khaalid iyo Jeego heesahooda. Farayare heesihiisa la soco todobaadka soo socda iyo weliba King Khaalid & Jeego siyaado ah.

Comments

comments

Category : Featured, KENYA, Madadaalo | Entertainment, UK & Europe, VIDEOS, Wararka Maanta.
« »

Comment: