Calendar

Daawo: Game-ka “Medal of Honor” Shabaab waad isaga dhicin kartaa

Digniin: Waxa aan ka hadlayo waa Videogame maahan wax dhab ah:

Game-ka  Medal of Honor: Warfighter single-player ayaa waxaa ku jira qeyb Soomaaliya ah oo ay ugu magac dareen “Shore Leave,” Tier 1.

Ciyaartan ayaa waxaad la dagaalamaysaa Al Shabaab/Pirate meel ay joogaan (Ha i weydiin waxa Shabaab iyo Burcad Badeed isku meesha keenay) laakiin Game-kan ayaa u muuqda mid Graafigga iyo qaabka uu u samaysan yahay  ay tahay mid heer sare ah.

Xeebta markaad ka degato xabadda kugu bilaabata sidaad uga baxsanaysid adigaa yaqaan.

Daawo Muuqaalkan adigaa ila arki doonee:
','hspace':null,'vspace':null,'align':null,'bgcolor':null}" alt="">

Comments

comments

Category : VIDEOS and tagged , .
« »

Comment: