Daily Archives: August 16, 2014

Wiil uu adeer u yahay Ra’isul-wasaare Saacid oo lagu dilay Ciraaq

Wararka aanu ka heleyno Magaaladda Baghdad ee xarunta Dalka Ciraaq ayaa waxa ay ku waramayaan in halkaasi lagu dilay wiil uu adeer u ahaa Ra’isul-wasaarihii hore ee Soomaaliya Mudane C.Faarx Shirdoon “Saacid”. Wiilka uu adeerka u yahay Saacid ayaa waxaa lagu … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment