Daily Archives: August 2, 2014

AMISOM takes precautionary measures to minimize the risk of Ebola transmission by AU troops in Somalia

Mogadishu, 2 August 2014-The African Union Mission in Somalia (AMISOM) continues to closely monitor the ongoing epidemic of the Ebola virus disease that has spread throughout Guinea and beyond the nation’s borders in West Africa. The outbreak, which began in … read more »

Posted in Latest Somali News | Leave a comment

Xildhibaano Soomaaliyeed oo maanta gaaray Garowe

Xildhibaanada Soomaaliyeed ee kasoo jeeda Deegaanada Puntland ayaa maanta soo gaaray caasimada Dowladda Puntland ee Garowe, Halkaas oo si balaaran loogu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha magaalada Garowe. Xildhibaanada yimi maanta Magaalada Garoowe waxaa hogaaminayay Xildhibaan Xasan Abshir Faarax iyo Xildhibaan … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment

AUN Shiekh Madeer oo lagu aasay Muqdisho iyo Dilkiisii oon cidina loo soo qaban

BARTAMAHA – Waxaa Maanta Allaha u naxariistee Xildhibaan Sh Aadan Madeer oo shalay lagu Dilay Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya lagu Aasay Qabuuraha Madiina ee Magaalada Muqdisho. Aaska Xildhibaan Madeer ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiiro iyo Xildhibaano,waxaana Dhamaan Mas’uuliyiintii … read more »

Posted in Wararka Maanta | Leave a comment