Daily Archives: August 12, 2014

Wasiirka warfaahinta oo dhalinyarada baaq-udiray sheegayna…

Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheikh Ali Dhuhulow oo ka hadlayey maalinta Dhalinyarada Caalamka ee 12ka August ayaa ku nuuxnuuxsaday doorka muhiimka ah ee dhalinyarada Soomaaliyeed oo uu yiri “Dhalinyaradu waa laf-dhabarka bulshada iyo Mustaqbalka Dalka.” Wasiirka Warfaafinta ayaa sheegay in … read more »

Posted in Featured | Leave a comment

Press Conference Opening Remarks of Jeremy Schulman August 12, 2014

Good afternoon. I am Jeremy Schulman from the law firm Shulman Rogers. For the past five years, we have served as legal counsel to the Federal Government of Somalia on a range of important matters. A key focus of our … read more »

Posted in Featured | Leave a comment

Maxaa ka qaldan Dowladda Soomaaliya? “Qormo Xiiso leh”

Dowladda Federaalkla Soomaaliya ayaa waxaa qaladaadka ugu badan iyo Caqabadaha hortaagan waxa ay yihiin kuwo kaga imaada dhanka iyo sharciga dalka u yaalo kaa oo inta badan Dowladdu aysan u fulin sidii loogu talagalay. Dowladda ayaa waxa ay leedahay Dastuur … read more »

Posted in Featured | Leave a comment