Daily Archives: November 24, 2014

Go’aan adag oo ka soo baxay guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya iyo mooshinkii oo la joojiyay (Akhriso)

Muqdisho (BARTAMAHA) Maalintii saddexad ayaa baarlamaanka Soomaaliya fadhigii lugu doonayay in loogu gudbiyo mooshin ka dhan ah ra’iisul wasaaraha Soomaaliya iyo xukuumadiisa waxaa uu ku soo dhammaaday buuq. Go’an ka soo baxay xafiiska guddoomiyaha baarlamaanka,Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa si … read more »

Posted in Featured, Wararka Maanta | Leave a comment

RW Cabdiweli Sheekh: “Mooshinkaan sharci darrada ah wuxuu caqabad ku noqday geeddi socodka hiigsiga 2016″

Muqdisho (BARTAMAHA) Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed, oo caawa war- murtiyeedeed uu ka soo saaray xaaladda dalka uga waramay marxalada siyaasasadeed ee hadda taagan, caqabadaha uu mooshinku ku keenay hiigsiga 2016, iyo kala qaybsanaanta uu ka … read more »

Posted in Featured, Wararka Maanta | Leave a comment

BREAKING: PM blames the Presidency on backing the “No Confidence” motion, calls for consensus

Mogadishu (BARTAMAHA) Somali Prime Minister Abdiweli Sheih Ahmed has on Monday said the country’s Presidency was backing the current motion of no confidence in the parliament which led the parliament sessions to be suspended, RBC Radio reports. Prime Minister has … read more »

Posted in Featured, Latest Somali News | Leave a comment

No-confidence motion sparks parliamentary row in Somalia

World Bulletin The speaker adjourned the session immediately after opening it, ignoring the commotion caused by lawmakers who opposed the proposed motion A session of the Somali parliament ended abruptly on Monday following the distribution of a proposed motion to … read more »

Posted in Featured, Latest Somali News | Leave a comment