Calendar

Go’aan adag oo ka soo baxay guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya iyo mooshinkii oo la joojiyay (Akhriso)

GOAAN ADAG 2

Muqdisho (BARTAMAHA) Maalintii saddexad ayaa baarlamaanka Soomaaliya fadhigii lugu doonayay in loogu gudbiyo mooshin ka dhan ah ra’iisul wasaaraha Soomaaliya iyo xukuumadiisa waxaa uu ku soo dhammaaday buuq.

Go’an ka soo baxay xafiiska guddoomiyaha baarlamaanka,Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa si faah faahsan looga hadlay xiisada ka dhex-taagan baarlamaanka.

Guddoomiye Jawaari warkiisa waxuu ku sheegay in la joojinayo mooshinka ilaa laga xalinayo kala qayb sanaanta dhex-taalla baarlamaanka oo kala taageeraya ra’iisul wasaaraha iyo madaxweynaha.

Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka ayaa maanta sheegay in mooshinkii loo qaybiyay,balse hadalka waxaa meesha ka saaray go’aanka guddoomiyaha.

guddoonka baarlamaanka PAPER
guddoonka baarlamaanka PAPER 2

Comments

comments

About Chief Editor

Abdirizak Yonis is a senior chief editor at Bartamaha Media (a SMO "Somali Multimedia Organisation" Company), where he oversees the Bartamaha News outlet. Abdirizak was previously the National news editor of Bartamaha dot com. He has written for the site since the late 2012
Category : Featured, Wararka Maanta.
« »

Comment: